Waddanka Iran oo Maanta u dabaal degaya Cunaqabataynta Caalamiga ah ee Laga Qaaday
Tehran 18.Jan 2016 (SDN/QJ): – Qaramada Midoobay, ayaa ku dhawaaqday in Cunaqabateyntii Muddada dheer saarnayd Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN laga qaaday. Madaxwaynaha IRAN Xasan Rawxaani oo Saacado uun ka dib markii cunaqabataynta laga qaaday Dalkiisa la hadlay Baarlamaanka, ayaa sheegay in dalkiisu uu furay bog cusub. Cunaqabateynada Caalamiga ahaa ee saarnaa ayaa la qaaday…
