Mudane Siciid Cilmi Rooble Si adag ula Hadlay Cullimada dalka kuna Dooday in la ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga oo la Waafajiyey Diinta Islaamka DAAWO

    Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ku dooday in xeerka baananka Ganacsiga ee Golaha wakiilada horyaala  uu horumar weyn ku kordhinayo bulshada Somaliland. Xildhibaanku waxaa uu  sheegay in xeerkani laga badalay qodobkii Ribada dadka laga  qaadayey islamarkaana loo badalay Khidmad, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble…

    Read More

      Xeerki baanka oo loo gacan geliyay “ qaadiriya iyo saalixiya “ Iyo Sababta Gudiddii loo Xilsaaray Isha Uga Laliyeen 51 Dal oo Islaam ah oo Xeerkan ku dhaqma

      Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xeer-dejinta waxa  loo egmaday  Golaha Wakiilada, waana qalad in gacan kale la geliyo.  Waxaan arkay dood sawaxan badan oo xubnaha qaarkood foodhyayaan, qaarna miiska garaacayaan. Waxaan kaloo dhegaystay  Xildhibaan akhriyaaya tallooyin laga soo uruuriyay 12 Wadaad oo kasoo  jeeda  Qaadiriya , Saalixiya iyoSoofiyaa  Wuxuu sheegay inay dhamaantood isku raaceen  inay xaaran tahay  ogolaanshaha  Bangiyadda  ganacsigu  “commercial…

      Read More

        Sheikh Dirir iyo Qaar ka Mid ah Cullimada waaweyn ee Dalka oo ka horyimid Xeerka Baanan ee golaha wakiilada Horyaalla DAAWO

        Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mida culimada waaweyn ee dalka oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka digey xeerka baanan oo buuq ka abuuray golaha wakiilada islamarkaana horyaaa golahaasi oo laga sugayo inay ansixiyaan. Culimadu waxay sheegeen in hadii la doonayo baanan lagu shaqeeyo ay jiraan baanan islaami ah oo aan dadka…

        Read More

          12 ka mid ah Culimada Somaliland oo ku taliyey in la joojiyo Xeerka Baananka Ganacsiga & Sababta keentay

          Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla-markaana Guddoomiye u ahaa Guddi gaar ah oo loo xil-saaray inay soo eegaan Xeerka Baananka Ganacsiga oo Xukuumaddu hore ugu soo gudbinaysay Wakiillada, ayaa sheegay inay Shalay Gole-weynaha Wakiillada u gudbiyeen natiijadooda.   Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo…

          Read More

            Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi oo Saaka Hargaysa ku soo Laabanaya Fariina u Diray Taageerayaashiisa Si aanay u soo dhawayn!!

            Hargaysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasarradda arimaha dibadda Dr Mohamed Biihi Yoonis oo dalka dibadiisa ku maqan loona balan sanaa in Saaka oo Khamiis ah lagu soo dhoweeyo magaalada Hargeysa ayaa baajiyay soo dhoweyntiisa waxana uu Mas’uulkaani fariin wargelin ah u diray taageerayaashisa isagoona ugu baaqay inay ka qayb galaan Aaska rabi haw…

            Read More

              Shaqaalihii Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ee Ciidammada Itoobiya u dhaadhiciyeen Jigjiga oo ku soo Nabad noqday Caasimadda Hargeysa

              Hargeysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Hawlwadeeno ka tirsanaa wasaarada Caafimaadka oo Ciidamada Itoobiya Doraad u kaxeeyeen magaalada Jigjiga ayaa ku soo laabtay magaalada Hargeysa.   Hawl-wadeenadan Wasaarada Caafimaadka oo afar xubnood ka koobnaa ayaa hore ciidamada Itoobiya uga kaxeeyeen xuduudka laada wadan wadaagaan deegaanada gobolka Hawd, ka dib markii la sheegay inay si kama ah…

              Read More

                ” Shirka Kismaayo Waxa uu Ku dhammaan Doonaa Guul ” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud DAAWO

                Kismaayo 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay socdaalka uu  ku tagay magalada Kismaayo, ka dib markuu kasoo qayb galay furitaanka shirka mamulka loogu dhisayo Hiiraan iyo Shabeelada dhexe. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Jubbaland uga mahad celiyay marti galinta shirka wadatashiga doorashadda Soomaaliya 2016, wuxuna rajo ka muujiyay shirka…

                Read More

                  Maalmihii Bashaar Al Asad,Dharaaraha Milayga Wata Iyo Dirrirta ka Oogan dalka Suuriya Qormo Taariikheed DAAWO

                  Dimishiq 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Bashar Hafez al-assad wuxuu ku dhashay caasimada dalka suuriya ee dimishiq sanadkii 1965. Waxaanu ku soo koray dalkaasi.Waxbarashadiisii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba wuxuu ku dhamaystay xarunta dalka suuriya ee dimishiq. Dugsiga uu dhigan jiray waxa la odhan jiray” Al-Huuriya school”. In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa…

                  Read More

                    War Murtiyeedka Shirka Istraatejiyada Warbaahinta Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada Hoos taga oo la soo gabo gabeeyay

                    Muqdisho 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdi Hayir (Mareye), Wasiirada Warfaafinta ee dawlad goboleedyada xubnaha ka ah Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan ururadda ay ku mideysan yihiin weriyayaasha iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Warbaahinta taageera…

                    Read More

                      Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1939kii – 2016ka) Iyo Qallinkii Boobe Yuusuf Ducaale

                      “Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-araggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii wicilkiiye, Waxan…

                      Read More

                        Gudoomiye Muuse Biixi iyo Wefti uu Hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco iyo Nuxurka Socdaalkiisu Waxa uu yahay DAAWO

                        Burco 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco. Weftigan Gudoomiye Muuse Biixi oo ay qayb ka Yihiin Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, Wasiiradda Hawlaha Guud Cali Xasan…

                        Read More

                          Al-Shabaab Oo Loogu Baaqay Inay Ka Qayb-qaataan Tartanka Horyaallada Kubadda Cagta Soomaaliya

                          Muqdisho,13Jan,2016(QJ/SDN)-Cabdiqani Saciid Carab oo ah Gudoomiyaha Xidhiidhka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta, ayaa Kooxda Alshabaab ugu baaqay inay qeyb ka noqdaan Cayaaraha ka dhaca magaalada Muqdisho. Carabey waxa uu ururka kula taliyay inay kusoo biiraan Tartanka Horyaalka Kubadda cagta ee ka socda Garoonka Banaadir, waxa uuna sheegay in kusoo biiristooda ay waxbadan ka bedeleyso cayaaraha socda….

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Magaalada Kismaayo Gaadhay

                            Kismaayo,13Jan,2016(QJ/SDN)-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaadhay magaalada Kimaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xubnaha wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah; wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia, waxayna ka dhoofeen degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada oo uu madaxweyuhu shalay ka furay Shirweynaha lagu dhisayo maamulka…

                            Read More

                              ‘’Gooni Isu-taagga Somaliland Waa Go’aan Shacbi Cidina Ma Badali Karto,.’’ Guddoomiye Cirro

                              London,13jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Somaliland, isla markaana ah guddoomiyaha xibiga mucaaradka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi [Cirro] ayaa isagoo ku sugan magaalada London wareysi siiyay VOA-da kaga dhadlay, doorashada ka dhacaysa Somaliland, sida uu arko inay Somalia la midoobaan iyo wadahadaladii Somalia iyo Somaliland. Cabdiraxmaan Cabdillaahi, ayaa sheegay inay kulammo ay la qaateen mas’uuliyiin ka…

                              Read More

                                Gudida Heerka Qaran ee Aaska Marxuun Cali Sugule Dun-Carbeed oo Sharaxay Habka Aasku u dhacayo Maalinta Beri DAAWO

                                Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudidda Heerka Qaran ee Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray qabanqaabada Aaska qaran ee Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun carbeed oo Beri la Filayo in Maydkiisa la Keeno Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyey Habka iyo Hannaanka aaskaasi u dhici doono. Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir…

                                Read More

                                  Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Beeniyay Warar Sheegaya In Wasiir Warancadde U Qaaday Basaboorka Somaliland Shaqaale Gurigiisa Jooga Oo Itoobiyaan Ah

                                  Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Shir Jaraa’id oo ay maanta si wada jira ugu qabteen Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaarada arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye Iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf Cambaro ayaa ay ku beeniyeen warar ay sheegeen inay been abuura yihiin oo warbaahinta qaar ka faafiyeen…

                                  Read More

                                    Cali Sugule Duncarbeed: Faylasuufkii Badwaynta Humaagyada Halganka Iyo Foollaadkii Hogaanka Fanka Iyo Suugaanta Soomaalidda DAAWO

                                    Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ma gabade la xidhay la xidhay loo taag waayey tiisiina aanay noqon. Somalidu waxay tidhaa xiniinyo lays ma amaahiyo aad buu umada somalida ugu yar yahay inta amuurood ee cali sugule isku darsaday cid ay su raacdaa bal ila eega indheergarad fog gabyaa aan dedin, calaashaan badheedha adkeysi ma daale ah,wadanimo…

                                    Read More