Madaxweyne Siilaanyo Dhaqangaliyay Xeerka Ilaalinta Kaymaha Iyo Duur Joogta Somaliland

    Hargeysa,12Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhaqan galiyay xeerka ilaalinta kaymaha iyo duurjoogta Somaliland, kaas oo dhawaan uu ansaxiyay golaha wakiilada Somaliland. War-saxaafadeedkaas oo dhamaystiran waxa uu u dhignaa sin “Taariikh: – 12/01/2016 WAR-SAXAAFADEED  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/WM/249-3775/012016 uu ku Dhaqan-geliyey Xeerka Ilaalinta Kaymaha iyo…

    Read More

      WAR DEG DEG AH:-Wariyaasha Gobolka Hiiraan Oo Shirka Muqdisho ka Furay Ku Tilmaamay Mid Ku Saleysan Hab Qabiil

      Baladweyne Jan 12,2016(SDN/QJ)-Naadiga Saxafiyiinta Hiiraan Journalists Club ee Fadhigodu Yahay Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay halkan ku cadeynayaan in aysan qayb ka aheyn Shir lagu sheegay in Saxaafada Somaliya uu quseeyo oo muqdisho Kafurmay Maanta kaasi oo ah mid xaqiiqda ka fog. Sababta ay u qaadaceen Wariyaasha Gobolka Hiiraan ayaa ah…

      Read More

        Jaaliyadda Beesha Abokor Muuse Ee Maraykanka Oo Taageeray Go’aamadii Shirwayanaha Ciidagale

        Washington,12Jan,2016(QJ/SDN)-Jaaliyada Beelwaynta  Abokor Muuse (Ciidagale) ee ku dhaqan dalka Maraykanku ayaa shir dhinaca telefoonka ah oo ay iskugu yimaadeen waxay ku soo saareen qodobadan. 1.    Waxay si buuxda u taageereen go’aamaddii ka soo baxay Shirwaynihii Ciidagale ee ka qabsoomay Hargeysa. 2.    Waxay dhiirigelinayaan in laga qayb qaato, laysna abaabulo sidii looga qayb qaadan lahaa qaadhaan…

        Read More

          Madaxweynaha Maraykanka Oo Safiir Cusub U Magacaabay Soomaaliya

          Washington,12Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa Isniintii (1/11/2016) magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka ee dalka Soomaaliya. Bayaan lagu daabacay website-ka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Stephen Michael Schwartz, uu noqon doono safiirka Mareykanka ee Soomaaliya. Stephen Schwartz, oo in muddo ah kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa iminka ah agaasimaha xafiiska waaxda…

          Read More

            “Ninkaas la yidhaahdo Cali Khaliif waa mid umadda ku ah kansal” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore

            Hargeysa,12Jan,2016(QJ/SDN)-Xildhibaan Saleebana Cali Koore ayaa ku tilmaamay Cali Khaliif Galaydh Kanasal dhibtaato ku haya gobalada bariga Somaliland oo hortaagan in talaabo horumar ah laga fuliyo deegaanadaas.  Waxa uu shacbiga Somaliland ugu baaqay inay u midoobaan in gobaladaas laga xoreeyo dadka dhibaatada ku haya, waxaanu sidan ka sheegay mar uu warfidiyeenada kula hadlaayay magaalada Hargyesa, waxaana…

            Read More

              ‘’Xeerka Saxaafada Somalia Maanta ayuu si Rasmi ah u Noqonayaa mid Dhaqan-gala,.’’ Wasiirka Warfaafinta Somalia

              Muqdisho,12jan,2016(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] oo maanta ka hadlay kulanka horumarinta Warbaahinta Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shalya, laguna wado in maanta lasoo gaba-gabeeyo ayaa sheegay in xeerka saxaafadda Somalia uu dhaqan-galyo maanta oo Talaado ah. “Xeerka saxaafadda Soomaaliya maanta ayuu dhaqan-galayaa, Waxaana lagu soo saarayaa faafinta rasmiga ah, sida uu qabo qodobka…

              Read More

                Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukun ku Ridday Nin Lagu Soo Eedeeyay Inuu Faafinaayay Mad-habta Shiicada

                Hargeysa,12jan,2016(QJ/SDN)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta xukun iyo ganaax ku riday laba nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Pakistan oo mid ka mid ah January 6, 2016 Somaliland xabsiga u taxaabtay. Maxamed Rasa iyo Hashim Makera oo Somaliland ku soo galay ganacsade ayaa lagu helay inuu muddooyinkii u dambeeyay Somaliland ku fidinayay Mad-habta shiicada,…

                Read More

                  Buuq Iyo Sawaxan Ka Dhashay Mooshin Saaka la keenay Golaha Horteeda Iyo waxa uu Ku Saabsanaa Mooshinkaasi DAAAWO

                  Hargeysa,11Jan,2016(QJ/SDN)-Mooshin ku saabsan Xeerka Ganacsiga Baananka Somaliland oo saaka la Horkeenay Golaha wakiilada Hortooda ayaa sababay Buuq Iyo Sawaxan fara badan iyadoona uu Isla Goobtaas Uu ka dhashay Buuqa iyo Sawaxanku Khudbad ka jeediyay Xildhibaan saciid Isagoona sheegay INay la Kulmeen Culimada magaalada Hargeysa iyo waxay isla Qaateen.

                  Read More

                    Khasaaraha Shil Baabuur Oo Saaka ka dhacay Magaalada Hargeysa SAWIRRO

                    Hargeysa,12Jan,2016(QJ/SDN)-Ugu yaraan Hal ruux ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo saaka aroortii hore ka dhacay magaalada Hargeysa  gaar ahaan xaafadda calaamadaha wadada Airport-ka tagta. Gaadhigan oo noociisu ahaa waaraad ayaa waxa uu ka yimid dhinaca miyiga isagoona siday adhi faro badan, balse ugu yaraan 25neef ayaa qudh-baxay halka intii nolol lagu soo gaadhayna la bireeyay….

                    Read More

                      ‘’Haddii aynu Midnimo Raadinayno waa inaynu mar walba Xasuusannaa inaynu ahayn laba Dal oo Midoobey,.’’ Raysal-wasaare Xigeenka Soomaaliya

                      Muqdisho,12Jan,2016(QJ/SDN)-Raysal-wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya MD.Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay siyaasadda saxaafadda ku koobtay uun Radio Muqdisho oo kaliya, isagoona dowladda Soomaaliya ku canaantay haddii ay midnimo raadinayso in ay xaqiiqsato in Soomaaliya ahayd laba Dal oo midoobey isla markaanna si dheeli tiran looga warramo taariikhahooga oo aan dhinac…

                      Read More

                        Shirweynaha Qaran Ee Horumarinta Saxaafadda Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furmay iyo Suxufiyiin Reer Somaliland Oo Lagu Dhex Arkay

                        Muqdisho,11Jan,2016(QJ/SDN)-Waxa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si rasmi ah uga furmay Shirweyne qaran oo lagaga hadlaayo istaraajiyadda horumarinta Saxaafadda soomaaliyeed ee 5-ta Sanno ee soo socota. Shirkan waxaa ka  qeyb-galay ra’iisul wasaare ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte, wasiirka warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirrada Warfaafinta Puntland, Galmudug, Koonfur-galbeed iyo Wakiillo ka socday Jubbaland. Sidoo…

                        Read More

                          Legendary Somali poet dies, aged 80

                          DUBAI — One of Somalia’s most acclaimed poets, Ali Sugule Egal has died in the United Arab Emirates at the age of 80, family announced Monday. Mr. Egal has been in coma for months for illness that left him bed-ridden. Many Somalis consider him to be one of the greatest Somali classic poets, with many…

                          Read More

                            We are ready to sacrifice our blood to defend our flag, says President Silanyo

                            HARGEISA — The President of the self declared state of Somaliland has accused the government of the federal republic of Somalia for creating instability within its territory. Speaking during annual address to the parliament and lower house in Hargeisa on Monday President Ahmed Mohamud Silanyo has said his administration will not tolerate Mogadishu constant attempts…

                            Read More

                              Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” (Oodweyne 1933 – Dubaay 2016)

                              Mar haddaanad geerida horteed geesiga aqoonsan Goblan weeye Soomaaliyeey garashadaadiiye.”  Eebbe ha u naxariistii abwaan Cali Sugulle “Duncarbeed” oo maanta ku geeriyooday magaalada Dubaay, waxa uu ahaa abwaan, hal-abuur, riwaayad sameeya iyo suugaan-dhaadhi aad loogu xasuusan doono halgankii xorriyad doonka, curinta iyo casriyeynta riwaayadaha, u tirinta nuucyada kala duwan ee maansada jaad gooni ah iyo…

                              Read More

                                Waxtarka Wax-akhriska = W/Q: Mustafa Beddel Cabdi

                                Waxaynu wax ka tibaaxaynaa il ka mid ah ilaha ay aqoontu kasoo burqato, ishaas oo ah isha ugu muhiimsan uguna laan-dheereysan. Qoraalkeenan waxa aynu diiradda ku-saari doonnaa 6 qodob oo noqon doona sidan: 1)   Tira-koobyaddii(statistics) ugu dambeeyey ee laga soo saaro wax-arkhirska adduunka. 2)   Ahmiyadda Akhrisaka,  Iyo Faa’iidooyinkiisa. oo aynu isna usii-kala fujjin  doono laba…

                                Read More

                                  Somaliland government executes 6 prisoners

                                  HARGEISA — Somaliland government carried out the execution of 6 prisoners today in different  regions of the country. The 6 included a soldier who killed a police officer recently in Berbera. The execution of these people took place in Daraweyene ,Mandheera and Borama. All were convicted criminals according to the local press. For More in…

                                  Read More