Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu Xiisad ka Dhex abuuray Xeerka Baananka oo Shareecadu Xaaraan-timaysay

    Hargeysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):-Golaha wakiilada ayaa shalay si adag isugu maandhaafay xeerka baananka ganacsiga oo ay culimada dalku ku tilmaantay mid ribo ah oo aan banaanayn in golaha wakiiladu ansixiyo. Xeerkan ayaa wuxuu shalay golaha ka abuuray dareen xaasaasi ah, waxaana golaha warbixin ka hor jeedisay guddi ka madaxbanaan guddi hoosaayada golaha oo xogo soo…

    Read More

      “Kulmiye ayaanu nahay aasaasayaashiina ka mid baanu ahayn, ilaa haddana Kulmiye ayaanu nahay ,waana ka sii mid ahaanaynaa Kulmiye ilaa inta laga tashanayo” Xildhibaan Kijaandh

      Hargeysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), oo ka mid ah isbahaysiga Kulmiye, ee qaadacay Shirkii Golaha Dhexe ee kulmiye, ahaana Musharaxa Madaxweyne, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Kulmiye oo sheegaya in aanay Isbahaysigu sheegan karin magaca Kulmiye, waxaanu sheegay inaanay jirin cid isaga iyo isbahaysiga toona…

      Read More

        Afhayeenka Komishanka Somaliland Oo Sharaxay Diiwaan-gelinta Iyo Doorashooyinka Isa Saarka ah Ee Madaxtooyadda & Wakiiladda

        “Xeerka Doorashaddu Waxa Uu U Yaallaa Baarlamaanka, Iyaga Ayaa  Laga Rabaa Inay Xaliyaan Ka Hor Doorashadda”    “Waxaanu Hirgelinaynaa In Doorashooyinku Ay Mar Wada Dhacaan, Waana Mid Ku Cusub Dalkeena” “Wacyigelinta Diwaan-gelinta Kharashkooda Guddida Looma Dhiibin Ee Qaadhaan Bixiyeyaasha Ayaa Gacanta u Geliya Ururo Maxali Ah:”   Hargeysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):-  Guddida doorashooyinka jamhuuriyadda Somaliland,…

        Read More

          “Horta Marka Hore Toorreydu Wax La Isku Caayo Maaha Aniguna Reer Burco Ayaan Ahayoo, Waa Layska Yaqaannaa” Su’aalo Xiiso Leh Iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda DAAWO

          Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Markii u horaysay Waxa uu  ka Hadlay Xidhiidhkuu la lahaa Koox Xiligii Maamulkii Daahir Rayaale Kaahin Gaadiid saaray Hub si ay  ugu Jabhadeeyaan, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Wakhtigaas iska Casilay Xubin-nimadii Komiishankii Doorashooyinka Qaranka ee Xiligaasi ayaa Madal Il yartu…

          Read More

            “Waxaan Qabaa In Aanay KULMIYE Waxba Ugu Kordhayn Is Hortaagii Xirsi Ee Caynaba Haddii Aragtida Lagu Kala Baydhana Maha Inay Colaad Abuurto” Jamaal Cali Xusen

            Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Murrashaxa Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa  talooyin ka dhiibtay xifiltanka  Xisbiyada dhexdooda  iyo laacdanka  is badalka badan ee ay caanka ku tahay siyaasadda Somaliland. Jamaal Cali Xuseen oo xogwaran siiyay Wargayska Somaliland today oo aanu Warkan ka soo Xiganay wuxuu ka hadlay falkii hadheeyay shir dhaqan oo…

            Read More

              Maanso Baroor Diiq ah oo Abwaan Weedhsame u Jixaasay Hal abuurkii Caan Baxay Marxuun Cali Sugule Dun Carbeed IHU

              Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Tixdan Baroor diiqda ah Curiyey Hal abuur Xasan Daahir Weedhsame Wuxuu u Jixaasay Alle ha u Naxariitee Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed oo Lagu Wado in Maalinta Beri oo Khamiis ah Lagu aaso Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Abwaan Weedhsame oo Tixdan soo Gaadhsiiyey Xafiiska War qabadka ee Shabakada Qurbejoog ayaa…

              Read More

                Wasiir Cukuse Oo Ku Dhawaaqay Liiska Magacyada Guddi Uu Madaxweyne Siilaanyo U Saaray Aaska Abwaan Cali Sugulle DAAWO

                Hargeysa,13Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddi qaban qaabo u saaray Aas qaran oo loo samayn doono ALLE ha u naxariistee Marxuum Abwaan Cali Sugule (Duncarbeed) oo shalay ku geeriyooday dalka Imaraadka Carabta. Waxaana guddidaasi faah-faahin ka bixiyay Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse).

                Read More

                  Court in Hargeisa sentences Pakistani national to 1 year jail term for spreading Shiite doctorine in Somaliland

                  HARGEISA— Marodi Jeh provincial court on Tuesday has passed verdict against Pakistani businessman of breaking immigration laws and spreading Shiite doctrine in Somaliland in a bid to create religion divide among Sunni predominant community. Mr. Mohamed Reza Hussein, 63 years old Pakistani national has been sentenced to 1 year jail sentence, harsh fine and faces…

                  Read More

                    Somaliland president accuses Somali gov’t of threatening region’s security

                    The president of breakaway northern Somalia region of Somaliland has accused Somali government of ‘interfering’ the enclave’s internal affairs and threatening its security. Somaliland which has declared a unilateral independence from the rest of Somalia in 1991, considers Somalia as a barrier standing in its way of securing an independence recognition, a struggle it has…

                    Read More

                      Duo Reporters Hijack Somaliland Independence

                      MOGADISHU-—- Two reporters from Somaliland have gone to Mogadishu in order to attend a meeting organized by the ministry of information of Somalia. In an address to joint session of Somaliland parliament, president Silanyo has accused the SFG of constant interfering its internal affairs. Somalia has achieved its goal in using Ahmed Abdirahman Hirsi alias…

                      Read More

                        ‘’Faysal Dhaliishiisa Maan arag, Dhagahayguna may Maqal, ..’’ Guddoomiye Cirro DAAWO

                        London.12jan,2016(QJ/SDN)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxman Cabdillahi Ismaaciil Cirro ayaa sheegay in aanu jirin xurguf siyaaasadeed oo kala dhaxaysa isaga iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,. Mudane Cirrro aya hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay Tv-ga Kalsan, Haddaba halkn hoose ka daawo wareysigaasi oo dhameystiran;

                        Read More

                          Yuusuf Garaad: Aayaha Soomaaliya mise Aayaha Koonfurta ? Hadalkii Dr. Galaydh ee Cadaado Iyo Shirka Kismaayo

                          Muqdisho,12Jan,2016(QJ/SDN)-Yuusuf Garaad Cumar Madaxii hore ee Laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa Qormo kooban oo  Xambaarsan Su’aalo wayn iyo Halista la geliyey Qaranimada Soomaaliya uga hadlay Shirka la doonayo inuu ka Furmo magaalada Kismaayo, Wuxuuna soo Qaatay hadalkii madaxwaynaha Khaatumo uu ka jeediyey magaalada Cadaado. Wuxuuna ku bilaabay Sidan; Soomaaliland yaa uga wakiil ah ama…

                          Read More

                            Maxkamadda Jigjiga Oo Xorriyadooda Dib Ugu Soo Celisay Shaqaale Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

                            Wajaale,12Jan,2016(QJ/SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimadka ee Somaliland Saleeban Jaamac Dirir ayaa Magaalada Tog-wajaale ku soo dhaweyey qaar ka mid ah  Shaqaalaha wasarada Caafimadka ee Somaliland oo  Ciidamada Itoobiya ka Kaxaysteen Xududka u dhexeya Somaliland iyo Itoobiya. Maxkamada ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jig-jiga ayaa Xoriyadooda u soo celisay shaqalaahasi ka dib markii maxkamadu ogaatay in Shaqaalahaasi…

                            Read More

                              Xarunta Bisha Cas Ee Iiraan Kuna Taalla Magaalada Muqdisho Oo Boob iyo Dhac Loo Gaystay

                              Ciidamada NISA oo xoog ku galay safaaradda Iiraan ee Muqdisho … www.ruugcadaa.com500 × 276Search by image Ciidamada nabadsugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoog ku galay dhismaha xarunta safaaradda Iiraan ee ku taala magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ka … Visit page View image Images may be subject to copyright.Send feedback Muqdisho,12Jan,2016(QJ/SDN)-Dad  shacab ah oo gadoodsan ayaa xoog…

                              Read More

                                Qowmiyadaha Banaadiriga, Baraawe & Bantu oo dallad ku midoobay Baaqna soo saaray

                                Columbus,12Jan,2016(QJ/SDN)-Shir balaaran oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyahano, siyaasiyiin, culumaa’udiin, indheer-garad iyo haween kasoo jeeda seddexdan qowmiyadood ee kala ah Banaadiri, Baraawe, iyo Bantu ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Columbus, Ohio. Shirkaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa durbaba soo dhaweeyeen iyo taageero baaxad leh ka helay mas’uuliyiin ka tirsan dawlada mareykanka…

                                Read More

                                  Shirka dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo si rasmi ah uga furmay Magaalada Jowhar SAWIRRO

                                  Jowhar,12Jan,2016(QJ/SDN)-Shirkan oo Muddo dheer la wada Sugayay ayaa ugu dambeyntii maanta si rasmi ah uga furmay degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe, waxaa furitaanka shirka khudbo dheer ka jeediyay madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh. Waxaa siweyn loo adkeeyay dhamaanba ammniga magaalada Jowhar gaaraan jidadka galla Xarunta uu Shirku ka furmay, iyadoo lagu arkayo ciidammo isugu jira…

                                  Read More