Xoggo Yaab Leh Oo Ka Soo Kordhay Qaraxii Diyaarada Daallo
Muqdisho — Diyaaradii Daallo Airline, ee horaantii bishan qaraxa lagu waxyeeleeyay magaalada Muqdisho ayaa waxa ka soo baxaya xogo kala duwan. Telefishanka CNN ayaa habeen hore baahiyay in walax qaraxda oo lagu xidhay Kombiyutarka gacantu ay sababtay qaraxa. Dawladda Somaliya ayaa baahisay muuqaalo laga soo saaray kamaradaha qarsoon ee ee garoonka Muqdisho, kuwaas oo muujinaya…
