Telefishanka Press Tv oo Barnaamij Gaar ah ku eegay in Somaliland heli karto Aqoonsi DAAWO

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Africa Today Waa Barnaamij uu Baahiyo Telefiishanka caalamigaa Press Tv Dhawaan Waxa uu barnaamijkaas kaga Hadlayey Mawduuc uu Cinwaan uga dhigay “Should Somaliland win international recognition?” ama “Somaliland Ma Heli Kartaa Ictiraaf caalamiya” . Wuxuu Barnaamijku ka hadlayaa Waxyaabihii Somaliland u qabsoomay Mudadii ka danbaysay Markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day…

Read More

“Waxa Ayaan Daro Ah In ay Saylici Iyo Muuse Biixi Ay Khayriyada Borama Ay Ka Qudbadeeyaan Iyada Oo Cidi Joogin Jewi Gabaxna Kal Kulmay Magaalada Borama..”Siyaasi Saleebaan Qolombi DAAWO

Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Siyaasi Saleebaan Qolombi ayaa sheegay in Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ay Weji Gabax kala kulmeen Fagaaraha Khayriyadda ee Boorama oo ay Maalintii Shalay Gaadheen.

Read More

Gudoomiye Cirro oo Saaka u ambo baxaya Gobolka Awdal oo ay ka bilaabmi doonto Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay maanta safarkii sama-wade lugtiisii labaad ugu socdaalaan gobolada galbeedka dalka. Md C/raxmaan cirro iyo wefti uu hoggaaminayo,ayaa safarkan sama-wade la magac baxay lugtisii hore ku soo gaala bixiyey gobolka Togdheer iyo deegaanada…

Read More

3200 Foosto oo Biyo ah oo la gaadhsiiyey Dadka Abaaruhu Saameeyeen ee ku dhaqan Waqooyiga, Koonfurta & Galbeedka Hargeysa DAAWO

Alleybaday, 11. February,2016(SDN/QJ):– Haweenka Reer Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska, ayaa Deeq Biyo ah ugu Tabarucay Dadka Abaaruhu saameeyeen ee ku nool deegaannada Waqooyiga, Koonfurta Hargeysa iyo Gobolka Gabiley. Deeqdan Biyaha oo ka kooban 3200 Foosto, ayaa Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo lagu soo hagaajiyey waxa uu Doraad…

Read More

“Dawladda Somalia Diyaarado Kama Joojin Karto Somaliland…” Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland DHAGAYSO

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka Duulista iyo Hawda Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani), ayaa sheegay in aanay jirin fulin xukuumadda Somalia ku joojin karto duulimaadyadda imanaya dalka. Isla markaana wuxuu sheegay inay Somaliland madaxbannaantahay 25 sanno oo aanay cidna arrimaheeda u daba fadhisan Karin. Wasiir Caddaani oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Maanta (Shalay), madaxtooyada Somaliland…

Read More

“Ma Jiraan Wada-hadala Na Dhex-maray Isbahaysiga KULMIYE” Xasan Guure DAAWO

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland Xasan Guure Jaamac oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in aanu jirin wax wada-hadal ah oo u socda xubnaha isbaahaysiga xisbiga KULMIYE ee qaadacay shirkii golaha dhexe ee lagu doortay Guddoomiye Muuse Biixi. “Weli ma jiraan wax wada-hadala oo na dhex maray isbahaysiga KULMIYE,…

Read More

“Dugsigii Haweenka ee Hargeysa waxaa Qaadatey Marwada Koowaad, Ee Dadka Xaafadda Axmed-Dhagax haka Dagaalamaan in la iibiyo Xerada Birjeex, Waayo……..?” Siyaasi Cabdi Haybe

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirkii hore Wasaaradda caafimaadka Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale Cabdi Haybe Maxamed, ayaa mar uu ka hadlaya xaflad xisbiga WADDANI ku soo dhawaynayeen siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo taagerayaashiisa waxa uu ka digay warar sheegaya in in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay qorshaynayso inay iibinayso dhismaha Xerada Ciidamada ee Bir-jeex. Cabdi Haybe isagoo arrimaha ka…

Read More

Doon Ambulance Ah Oo Loogu Talo Galay Caafimaadka Gobolka Saaxil Ayaa Gaadhay Deeganka Buluxaar Ee Gobolka G.Saaxil DAAWO.

Bulaxaar 11. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Maalintii Shalay Degmadda Bulaxaar ee Gobolka Saaxil gaadhay Doon loogu talo galay inay samayso Gurmadka Caafimaadka ee Bulshadda ku teedsan Xeebaha Gobolkaasi oo Wasaaradda Caafimaadku hirgalisay. https://www.youtube.com/watch?v=EH_o733D_uk&spfreload=10

Read More

C.raxmaan Faroole oo ka hadlay shirka ay la qaateen Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u Magacawday Somalia Michael Keating DHAGAYSO

Garowe 11. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa ka hadlay kulan ay la qaateen Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Micheal Keating, wuxuuna sheegay inay ula tageen qoraal ka hadlay waxyaabaha la isku hayo ee khuseeya doorashada dalka Somalia 2016 ka dhacaysa. Farole, wuxuu tilmaamay in qoraalkooda ku muujiyeen…

Read More

Guddoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro oo Xaafadda Aktober ee Hargeysa u Dhagax-dhigay Xarun Caafimaad oo u Fulinaayo Xisbiga WADDANI DAAWO

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo ah qeybta dhalmada iyo daryeelka hooyada(MCH) isla mar ahaantaana ay ka xisbi ahaan u dhisi doonaan xaafadda Aktober ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa. Waxaana koobtii…

Read More

Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Somalia Oo Eedo U Jeediyay Kenya,Cadeeyayna inaan Wada hadal lagu dhamayn doonin Muranka Bada ee labada dal u dhexeeeya

Muqdisho 11. February,2016(SDN/QJ):– Xeer-ilaaliyaha ee Somalia Dr. Axmed Cali Dahir, ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya inay qorshanaysay inay is-hortaagto dacwaddii muranka Badda ee ay u gudbiyeen Maxkamadda cadaaladda adduunka ee fadhigeedu yahay dalka Netherlands. Axmed Daahir ayaa sheegay in Kenya ay gudbisay cabasho ah in Muranka kala dhaxeeya Somalia ee dhanka badda lagu dhameeyo wadahadal,…

Read More

Xiisad Siyaasadeed oo ka dhex curatay USA iyo Turkiga,xukuumada Ankara oo u yeedhay Safiirkii Turkiga ee Maraykanka

Ankara 11,February,2015(SDN/QJ):-Dawlada Turkida ayaa Salaasadii u yeedhtay Safiirka Maraykanka u fadhiya dalkaasi, kadib markii ay xukuumada Ankara ka cadhootay hadalo kasoo yeedhay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka.     Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in dawlada Maraykanka aanay  urur argagaxiso u aqoonsaneyn kooxda Kurdida ee PYD oo ka dagaalanta…

Read More

Wasiir Cali Mareexaan iyo Xildhibaan Waabeeye Saaxiibo Siyaasaddu kala fogaysay oo Maanta kala taagan laba daraf oo kala fog

Hargeysa 10. February,2016(SDN/QJ):– Dabayaaqadii sannadkii 2005, markii la doortay golaha wakiilada Somaliland waxa ay wasiirka hawlaha guud  Cali Maxamed Xasan Cali Maareexaan iyo xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) golaha wakiilada soo galeen iyagoo gacmaha is haysta, lagana soo wada doortay gobalka Togdheer islamarkaana ay ka soo wada baxeen xisbiga KULMIYE oo wakhtigaas ahaa mucaarad. Ku…

Read More

Su’aalaha aan jawaabaha loo haynin ee diyaaradda la qarxiyay ee Daallo

Muqdisho February 10, 2016 (SDN/QJ):- Dhowaan diyaarad kuwa xamuulka ah, ayaa si dhakhso ah loogu dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu ka muuqdo duleel wayn oo qof rakaab ahna uu ka maqan yahay. Xoogaa kaddib mas’uuliyiin dowladda Faderaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in diyaaradda bambo lagu qarxiyay laakiin su’aalo dhowr ah ayaan jawaabo loo…

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Dowladda Somaliland Ku Bogaadiyay Tallaabo Muhiim Ah Oo Ay Qaaday [DHAGEYSO]

Hargeysa,10jan,2016(QJ/SDN)-Sheekh Aadan  Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada dalka ayaa xukuumadda Somaliland ku bogaadiyay suulinta saliib dhawaan laga taagay magaalada Hargeysa, isagoona sheegay in aanay culimadu u taagnayn oo qudha dhaliil balse ay sixidtaan iyo toosinba ay mar walba diyaar u yihiin. Sheekhu waxa uu sheegay in culimada ay yihiin daljirka dahsoon…

Read More

Wasiir Xaglo-Toosiye oo ka badbaaday Weerar Dablay Khaatumeysani ku qaaddey Iyo  Ciidammada Qaranka & Maleeshiyaadka Cali Khaliif oo ku dagaalamay Gudaha Buuhoodle

Buuhoodle, 10 February, 2016-(SDN/QJ): – Dagaal aan waxba la iskula hadhin, ayaa Habeen hore gudaha Magaalada Buuhoodle ku dhex maray Ciidamo ka tiran Milletariga Somaliland iyo Maleeshiyaad Kooxda Khaatumo ah.   Dagaalkan oo inta la ogyahay uu ku dhaawacmay Hal qof oo ka mid ahaa Maleeshiyaadka Kooxda la baxay Khaatumo, ayaa bilaabmay ka dib, markii…

Read More