4.7 Milyan Oo Soomaali Oo U Baahan Gargaar {DHAGEYSO}
MUQDISHO—Qiyaastii 22 malyuun oo qof oo ku nool Bariga Africa ayaa u baahan gargaar cunno oo lala gaaro, iyadoo ay ugu wacantahay roobab xooggan oo lala xiriiriyey dabeylaha El-Nino oo gobolka ka da’ayay tan iyo bishii June ee sanadkii 2015kii, sida ay sheegtay QM. Dalka Soomaaliya, ayaa xafiiska isku duwidda gargaarka ee Qaramada Midoobay waxa…
