R/Wasaare Sharmaarke “Soomaaliya iyo Ciraaq waxaa ka dhexeeya Xiriir soo jireen ah” Madaxweyne Ku Xigeenka Ciraaq oo Muqdisho Gaadhay
Muqdisho, February 10, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Ra’isul Wasaarihii hore ee Ciraaq hadana ah Madaxweyne ku xigeenka dalkaas Mudane Iyaad Calaawi iyo wafdi uu horkacayo oo maanta booqasho hal maalin ah ku yimid Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Cumar oo…
