Germany promises enhanced partnership in fields of education

Addis Ababa February 8, 2016 (SDN/QJ):- Germany will continue to be the key partner of Ethiopia in capacity building and in producing qualified professionals, announced German Ambassador to Ethiopia Joachim Schmidt.   Speaking at the International Dean’s Course Africa Workshop held in Addis Ababa today, Ambassador Schmidt said his country will continue efforts of offering…

Read More

Magaaladda Buuhoodle Iyo Baaxaadaga Siyaasadeed ee Ka Oogan + Isku dhac laga Warwar qabo inuu dhex maro Wasiir Xaglo Toosiye Iyo Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh

Buuhoodle 8. February,2016(SDN/QJ):– Ciidamada wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye iyo kooxo hubaysan oo taageersan hogaamiyaha dibad wareega ah ee Cali Khaliif Galaydh ayaa dadku ka cabsi qabaan inay inuu dhac ku dhex maro magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle.   Ciidamada oo ku wada sugan magaalada Buuhoodle ayaa ah kuwo ay marwalba…

Read More

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Casuumad loogu Sameeyey Gabiley Nuxurka kulamo dhexmaray Murrashaxa Muuse Biixi iyo cuqaasha & odayaasha Gobolka Gabiley SAWIRO

Gabiley 8. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha, murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa casuumad ballaadhan loogu sameeyey magaalada Gabiley ee Gobolka Gabiley maanta, halkaas oo uu markii dambena kulamo kula yeeshay qaybaha bulshada ku dhaqan. Guddoomiyaha KULMIYE iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka kooban xubnaha hoggaanka xisbiga, wasiirro xukuumadda ka tirsan oo ay ka…

Read More

Garabka Dhallinyaradda Xisbiga Waddani oo Dalladda Dhallinyaradda Somaliland ee Sonyo ku Sheegay Mid Dad Gaar ah u adeegta DAAWO

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI, ayaa maanta si adag u dhalliilay dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO, waxaana war-saxaafaddeed ay maanta si wada-jir ah u soo saareen ay ku sheegeen in dallada SONYO ay gebi ahaanba ka gaabisay hawlahii wax-qabad ee loo igmaday, iyaga oo tilmaamay in gebi ahaanba ay…

Read More

War Deg Deg ah: Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo mar kale dib ula wareegay Magaalada Marka

Marka — Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada milatariga Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay gordhaw la wareegeen qeybo badan oo kamid ah Magaalada Marka. dagaalayahanadii Al-Shabaab ee gacanta ku hayay magaaada Marka labadii maalin ee lasoo dhaafay ayaa saakay aroor hore isgaa baxay magaalada , waxaana…

Read More

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo Xadhiga Ka jaray Warshada Saliida Imwaan Ee Jigjiga SAWIRRO

JIGJIGA — Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xadhiga kajaray warshada saliida ee Imwaan oo kutaala keelaa harar kasoo horjeedka jidka 30ka ee magaalada jigjiga. Hadaba xadhig kajarka kadib, ayuu madaxwaynuhu indha-indheeyay qaab-shaqeedka warshada iyo nidaamyada ay marto dhalinta saliidu. madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo furitaankii xaflada kahadlay ayaa ugu horayn u hambalyeeyay iskaashatada kakooban…

Read More

Sababta Aanay Saaxiibtinimada Faceboogu Urumoobin Iyo Faa’iidooyinka Kale Ee Uu Leeyaay Jiritaankiisu

Washington — “Saaxiibtinimada shabakadda Facebook, runta waxba kama tarto” Sidaa waxaa daahfurtay cilmbaadhis cusub oo sheegtay in saaxiibbadaa laga samaysto bar-kulankan bulsho ay inta badan yihiin kuwo been abuur ah ama aan laabta u dhaadhacsanayn. Robin Dunbur oo hormuud u ah xeeldheerayaasha sameeyey cilmibaadhistan oo natiijeeda Isniintii toddobaadkii hore lagu faafiyey majaladda Newsweek ee ka…

Read More

Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Turkiga Oo Mar Kale Doortay Hogaan Cusub SAWIRRO

Ankara — Urur waynaha ardayda Reer Somaliland ee Dalka Turkiga oo la aasasay sanadkii 2012 bishi april ayaa ku bahoobay Ururka waxaa ku bahoobay dhamaan ardayda Somaliland ee wax ka barta dalka Turkiga. Ururka sanadkan 2016 waxaa la qabtay doorasho lagu dooranayo Gudoomiyaha guud ee Ururka hagi lahaa sanadkan bilawday, Doorashadaas oo ka dhacday 19…

Read More

Kaamaradaha Qarsoon ee Madaarka Muqdisho oo soo Bandhigay Qaabkii Diyaaradda Daallo loo Geliyey Walxaha Qarxa DAAWO

Muqdisho 8. February,2016(SDN/QJ):– Kaamaradaha qarsoon ee garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa duubay muuqaalo qaabkii loo qarxiyey diyaarada Daallo Airlines. Laba nin oo ka tirsan Kooxdda argagixisada ee Alshabab oo isu eekaysiiyey shaqaalaha garoonka ayaa laptop u dhiibaya nin oday ah oo ah ninkii isqarxiyey, kana soo dhacay diyaarada. Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa gacanta ku haysa…

Read More

“Somaliland Quus kama taagna Wadahadalada (Somaliya) In lawada hadlo waxaa ansixiyey Baarlamaanka” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland DAAWO.

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inaanay Somaliland quus ka taagnayn wadahadaladii somaliya ay la lahayd. Wasiir Sacad waxaa uu ku dooday in baarlamaanka Somaliland ay ansixiyeen wadahadalaasi, isagoo sheegay in Somaliland iyo somaliya ay shireen sagaal jeer.

Read More

Siyaasiga C.rashiid Xasan Mataan oo si rasmi ah ugu Biiraya Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Saamaynta Loolanka Siyaasiyiinta Gobolka Awdal oo Cirka maraya

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Siyaasiga C.rashiid Xasan Mataan oo hore u ahaa Murashixii Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Ucid isla markaana Xilkaas iska casilay dabayaaqadii sannadkii tegay Kadib Markii Khilaaf Xadhkaha goostay uu soo kala dhex galay Gudoomiye Faysal iyo Murashixiinta Madaxtinimo ee Xisbigaas ayaa si buuxda u go’aansaday inuu ku biiro Xisbiga Mucaaridka ah ee…

Read More

Waraabayaal Haraadan oo Weerar ku qaaday Dadka Iyo Duunyadda ku dhaqan Tuuladda Gumar ee Gobolka Hawd DHAGAYSO

Hargaysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Tuulada Gumar ee Gobolka hawd oo ah deegaanada ay abaarta iyo biyo la’aanta baahsani ka taagan tahay ayaa maanta waxa Iska hor imaad adag ku dhexmaray dadweynaha deegaankaasi iyo raxan waraabayaal ah oo aad u haraadan kuwaas oo duhurnimadii Shalay soo weearary dadweyne iyo xoolo ka cabayey meel baraag ah oo ay…

Read More

Xuska 43 Guuradii ka soo Wareegtay Dhimashadda Abwaan C.laahi Suldaan Timcade oo Gebilay Lagu Muuneeyay DAAWO

Gebiley 8. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Magaaladda Gebilay Lagu qabtay Xuska 43 Guuradii ka soo Wareegtay Geeridii Abwaankii Caanka ka ahaa Geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqadda Somaliga alle ha u Naxariistee C.laahi Suldaan Timcade,Waxaana ka qayb galay Xuskaasi Hal abuuro Waaweyn,Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha qaranka Somaliland iyo Marti sharaf kale.

Read More

Somaliland: Kufsiga loo geysto Sida Wadarta ah oo soo badanaya & Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka oo faahfaahiyey DAAWO

Hargeysa, 8. February,2016(SDN/QJ):– Dambiyada Kufsiga ah ee ka dhaca Somaliland, ayaa sidii hore ka sii kordhaya guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland.   Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa sheegay in Tiro-koob Xafiiskiisu sameeyay Sannadkii 2015 iyo Sannadkii ka horeeyay ee 2014-ka ku ogaadeen inay sii kordhayaan Kiisaska Kufsiga ah ee…

Read More

Duulimaadkii u horeeyay ee Turkish Airline Oo Soo Caga Dhigatay Garoonka Egal International Airport Ee Magaalada Hargaisa

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):–Diyaaradii ugu horaysay ee laga leeyahay dalka Turkiga ee Turkish Airline oo Shalay Galab Soo caga dhigatay Garoonka Caalamiga ah ee Egal International Airport.   Diyaaradan oo siday dad rakaab ah ayaa hordhac u ah duulimaad yada shirkada Turkish Airways ku iman doonto magaalada Hargaysa taas oo ay ku diirsadeen dadwaynaha ku dhaqan…

Read More

FBI-da Maraykanka oo ku biirey baadhitaanka Qaraxii Diyaaradda Daallo & Telefiishanka CNN oo baahiyey waxa loo adeegsaday Qaraxa

Muqdisho, 8. February,2016(SDN/QJ):– Saraakiil ka tirsan FBI-da dalka Mareykanka ayaa gaadhay Magaalada Muqdisho, kuwaasoo la sheegay inay ku biireen Hay’adihii amaan ee hore baadhista ugu waday qaraxii diyaaraddii Daallo Airlines.   Diyaaraddan oo ka duushay garoonka Muqdisho ayuu Qaraxu qabsaday Salaasadii aynu soo dhaafnay iyadoo kusii jeeday dalka Jabuuti, waxaana qaraxa oo aan si dhab…

Read More