Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga Amb.Kaysar Muxuu Ka Yidhi Xadhiga Cumar Caydii Iyo Xaaladda Tiyaatarka?
Cumar Caydiid Wax uu Xaq u Leeyahay Cidina Ka Qaadi Mayso, Wax Aanuu Xaq u Lahayna Helimaayo! Asalaamu Calaykum Waxaad Moodaa in Arrinta Tiyaatarku ay isu rogtay Mashruuc Siyaasadeed iyada oo Mashriq iyo Maqriba la arkayay dhawaaqyo Dhiillaysan oo Warbaahinta la marinayo taasi oo aan loo baahnayn. Waxaana Muhiim ah in la ogaado in aynu…
