Madaxtooyadda Somaliland Shaqadii ka joojisay sarkaal ka tirsan Hayada Sirdoonka iyo Sababta keentay shaqo joojinta
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Sarkaal ka tirsan hay’ada sirdonka Somaliland ayaa la sheegay in ay xukumadda Axmed Silaanyo shaqaadi ka joojisay ka dib marki sababo la xidhidha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani. Amarka shaqo joojinta sarkaalkan ayan sii rasmi ah xukumadda Somaliland iyo agaasimaha guud ee hayada sirdoonka, hase yeeshee ilo xogo ogaal ah ayaa…
