Stratex arranges funding for Djibouti drill programme

Christopher Hall, Stratex’s chairman said the investment highlights the quality of the Djibouti targets, even in this depressed market. Stratex International‘s (LON:STI) joint venture in Djibouti, Thani Stratex, has arranged US$1.25mln of funding for a first drill programme in the African country. NurtureEx will provide the cash through a non-repayable and interest-free convertible loan. Thani…

Read More

DHAGEYSO: ‘’Xassan Sheekh: Ku Dhawaad 200 Ayaa Kenya Looga Dilay Dagaalkii Ceel-cadde’’

London — Iyadoo illaa iyo hadda aysan Xarakada Al-Shabaab ka hadal tirada rasmiga ah ee ciidamada Kenya laga dilay iyo maxaabiista laga qabsaday, sidoo kalana dowladda Kenya ka gaabsatay arrintaas ayuu Xassan Sheekh shaaca ka qaaday in laga dilay Kenyaatiga askar kor u dhaafeysa 180. Isagoo Turkiga kula hadlayay mid kamid ah idaacadaha la iska…

Read More

War Deg Deg Ah: Hoobiyaal goordhaweyd lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho — Waxaa goordhaweyd tiro hoobiyaal ah lagu garaacay Degmada Wardhiigley gaar ahaan agagaarka xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Ku dhawaad shan hoobiye ayaa lagu garaacay Degmada Wardhiigley gaar ahaan goobo ku dhaw dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, lamana oga ilaa hada goobaha ay ku dhaceen hoobiyaasha iyo khasaaraha ay geesteen. Dadka ku dhaqan xaafadaha ku dhaw…

Read More

Daawo: Qaar Kamida Deegaanada Bariga Somaliland Oo Ay Ka Curteen Raxmaadka Eebe Xilli Abaaro Ka Jiraan Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka

Hargeysa – iyadoo ay  mudooyinkii u danbeeyeyba abaaro baahsani ka jiraan gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland  ayaa waxa qaar kamida deegaanada bariga   somaliland ka curtay roobab lagu diirsaday. Raxmaadka eebe ayaa sidoo kalena waxa la sheegay inuu saacado badan ka da’yay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag, taas oo ay aad ugu diirsadeen bulshada…

Read More

Daawo: Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Ka Maqnaanshihii Shirka Turkiga Ee Dawladda Somaliland Iyo Maamul-goboleedka Puntland

London – Wareysi shirkii Turkiga kadib lala yeeshay Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Somaliya Mudane Xasan Sheekh, ayaa lagu weydiiyey ka maaqnaanshiiyihii shirka ee dawladda Somaliland iyo Maamul-goboleedka Somaliyeed ee Puntland. Wareysi madaxwayne Xasan Sheekh oo dhameystiran ka daawo halkan hoose  

Read More

Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid( Bay) Oo Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa

Hargaysa — Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Ka Mid ahaa Wariyasha Ruucadaaga Ee Somaliland Isla Markaana Ka Hawl Gali Jiray Shabakada Hadhwanaagnews  Ayaa Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa. Alla haw naxariistee waxa saaka abaaro 4:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday marxun Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay)oo ahaa foollaadka hore ee saxaafada…

Read More

Somalia: Kenya and Israel to Cooperate in the Fight Against Al-Shabaab

President Uhuru Kenyatta will on Monday travel to Israel for a three-day State visit, reports said on Monday. During his visit, he will meet Israel’s president, Prime Minister Benjamin Netanyahu and senior government officials. He will also attend a forum on the economy, and visit key showcase projects, including industry and agriculture. Kenya has benefited…

Read More

Akhriso:- War-murtiyeed laga soo Saaray Shirkii SOMALIA loogu Qabtay Magaalada ISTANBUUL ee Turkiga

Istanbuul — Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob. Qodobbada lagu xusnaa War-murtiyeedka Shirkaan laga soo saaray Waxaa ka mid ahaa; In shirkaan ay ka Qayb-galeen Wufuud ka kala socday 54 waddan iyo 11 hay’adood oo…

Read More

Xaflad Lagu Soo Bandhigayay Murashaxnimada Eng C/Risaaq Cismaan Faarax Oo Hargaysa Lagu Qabtay + Sawiro

Hargaysa – Waxaa Magaalada Hargaysa ka dhacday  xaflad Lagu shaacinayo Murashaxnimada Eng C/risaaq Cismaan Faarax (Ina Caana-Diiq) oo ka sharaxan Xisbiga Waddani isla markaana u  tartamayaa Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland  . Xafladdan lagu shaacinayay Murashaxnimada Eng C/risaaq  oo ka dhacday Shiraaqle Hotel ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Madax Dhaqameed kala duwan oo ay ka…

Read More

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Fariin Digniintii Ugu Adkayd Ah U Diray Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa — Wasiirka wasaarada caafiimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo mudooyinkii u danbeeyeyba ku sugnaa magaalada buuhoodle ayaa waxa maanta farini digniin ah u diray dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh kuna baaqay inuu ka waantoobi maatada uu laynayo waxaana uu yidhi. “Dad baa fahmay nabadu waxay tahay, dad baa jira doonaya nabad…

Read More

Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Oo Furay Kulan Lagag Tashanayo Tayaynta Saxaafada Somaliland Iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda

Hargeysa – Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta furay kulan ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA oo ku saabsan tayaynta Saxaafadda S/Land iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda. Halkan hoose ka daawo muuqalka oo dhamaystiran

Read More

Wefi Ka Socday Rugta Ganacsiga Iyo Ganacstada Somaliland Oo Ka Dareeray Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayay guddoomiye-xigeenka rugta ganacsiga Somaliland Md. Jamaal Caydiid Ibraahim oo ka tirsan ganacsatada Somaliland, ayaa diiday inay ka qayb galaan shirka loogu magac daray shirka Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka ee bahwadaagta la ah, kaas oo ku qabsoomay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga….

Read More

Dawladda Zambia Oo Ogolaaday In Basaborka Somaliland Lagu Galo Dalkooda

Lusaka -Dalka Zambia ayaa ka mid noqday wadamada Afrikaanka ah ee si buuxda u aqoonsaday Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu wadankaasi toddobaadkan shaaciyay in lagu tagi karo dalkaas Basaboorka Somaliland. Barta Internetka ee waaxda socdaalka dalkaas ayaa markaad cadayso inaad sidato Basaborka Somaliland waxa laguugu sheegayaa in qofka haysta Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro dalka…

Read More

Doodda Dawladda Somaliland Ee Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa Shalay Waxay ka hadashay shirkii ganacsiga Soomaaliya uga furmay dalka Turkiga, isla markaana sheegtay in shirkaasi aanu khuseyn Somaliland, balse uu u gaar yahay Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaasi aanay ka qaybgalin, isla markaana uu gaar u…

Read More

Muhaajiriin Somali U Badan Oo Buux Dhaafiyay Xeebaha Liibiya

Libya — Iyadoo Qaxooti badan ku xayiran yihiin Xuduudaha qaar ka mid ah dalalka Europe, ayaa waxaa  jirta ku-dhawaad 200,000 oo Muhaajiriin ah oo qorsheynaya inay doonyo kaga tahriibaan Xeebaha Libya ee Badda Mediterranean Sea, si ay u gaadhaan Xeebaha Talyaaniga. Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka ee lagu magacaabo Welt am Sonntag ayaa soo weriyey inay…

Read More

Dowladda Turkiga oo Shaaciyay inay Xoojinayso Ganacsiga kala dhexeeya Soomaaliya SAWIRRO

Turkiga — Xukuumadda Turkiga ayaa Shaacisay inay Xoojin doonto xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Soomaaliya, sidoo kalena ay sare u qaadi doonto maal-gashiga ay ku sameynayso Somalia. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa isagana dhankiisa xusay in dhawaan ay Muqdisho ka furi doonaan Isbitaal loogu adeegayo dhallaanka iyo Hooyooyinka gudaha Somalia ku Nool. Ra’iisul Wasaare…

Read More

Wasiir Caddaani oo La Wareegay Xilkii Wasaaradda Warfaafinta Sheegayna inuu Xisbiyada Mucaaridka Soo dhawaynayo+ Khudbadii Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyoi wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Md Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ahna wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday hoolka wacyigelinta ee wasaaradaasi ayna ka soo…

Read More

Tilmaamaha Togan iyo Talaabooyinka Lagu Xasuusan Doono Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta C.laahi Cukuse Mudadii uu Hogaaminta Wasaaradaasi hayay.

Shaqsi kasta oo loo magacaabo xil masuuliyadna qarana loo dhiibo waxa uu ku talaabsadaa in uu dajiyo qorshayaal uu hadba u arko in uu ku horumariyo goobta majaraheeda uu qabtey isagoo kala horeeysiinyay sida uu mudnaanta ugu kalo arko muddo hada laga joogo ku dhawaad sadex sanadood ayaa ahay markii madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud…

Read More