Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Uu Magacaabo: Masuuliyiin Guddi Kasta Ku Jira Iyo Falanqaynta Hagardaamada Ay Ku Keentay Hawlaha Qaranka

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lixdii sannadood ee uu talada hayay wuxuu caan ku noqday inuu magacaabo guddiyo uu u diro hawlo kala duwan oo qaranku leeyahay, waxaana muddadaas xadka ka baxay guddiyada uu madaxweynuhu magacaabo, oo la kowsaday tan iyo dhismihii golihiisa wasiirada. Waa arrin iska caadi ah in guddiyo farsamo loo magacaabo hadba…

Read More

Shir looga Hadlayo Arrimaha Somalia oo Maanta si rasmi ah uga fumay Dalka Turkiga SAWIRRO

Istanbuul — Waxaa goor-dhow ka furmay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayo Arrimaha Somalia, sida Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, Madaxda Maamul-goboleedyada ka jira Somalia marka laga reebo Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo shirkaan ku casuunnaa…

Read More

Ceelna uma Qodna Cidna uma Maqna Deegaanada Hawd iyo Salaxley

Sida aynu wada ognahay Somaliland waxaa ka jirta abaar aad u ba”an taas oo ka jirta dhamaan deegaanada Somaliland barri,waqooyi,koonfur iyo galbeed. haddaba waxaa ka jira abaar  deeganada hawadka Somaliland sida:-baligubadle,salaxley iyo dhamaan tuulooyinka ku teedsan xadka koonfureed ee aynu la wadaagno dawlada itoobiya. Deeganadani waxay Somaliland kala simanyihiin abaarta dalka ka jirta waxay warbaahintu…

Read More

Goormuu koombuyuutarku ka fiicnaadey hooyonimo

Marka hore waxan ku bilaabayaa  magaca illaahay ii suurto galiyey inaan maqaalkan qaro sidaynu ogsoonahay ilaahay isagaa abuuray aadamaha rag iyo dumarba midkastaana wuxu siiyey xaq iyo xaquuq aasaasi ah oo ay leeyihiin sanada han ugu danbeyey  waxa soo baxayey walaacyo lagasoo warinayo dumarka ku dhaqan dunida muslimka ayna sheegayaan reer galbeedku in dumarka aan…

Read More

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo Balan qaaday inuu Samaynayo Gudi Ilaalisa af-soomaaliga ka baxaya idaacadda Radio Hargeysa iyo Tvga qaranka DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda Wasaaraddaha Warfaafinta Iyo Madaxtooyadda ayaa ka qayb galay Xaflad ku saabsanayda Dhiirigelinta Maalinta Afka hooyo taas oo lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Magaaladda Hargaysa. Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) oo munaasibadaasi lagu qabtay xarunta dhaqanka ee Hargeysa ka hadlay ayaa sheegay in ka…

Read More

Madaxweyne Hore Somaliland Daahir Rayaale Oo Cabiray Farqiga Heerka Qabyaaladdu Kala Mareyso Ee Xiligii Uu Taladda Dalka Hayey Iyo Haantan Oo Madaxweyne Siilaayo Joogo

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Xukuumaddii UDUB ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay Heeka qabyaaladdu taagneyd xiligii taladda dalka hayey iyo maanta oo uu xukunka hayo Madaxweynaha haatan ee Md Axmed Maxamed (Siillaanyo), waxaanu tilmaamay in wakhtigiisii Qabyaaladu aheyn mid sare loo qaado sida maanta Somaliland ay ka taagan tahay…

Read More

“Ma Labaatan Baan Noqon Ma Lix u Qeybsami” Waa Madaxweyne Ku-xigeenka Iyo Xubno Wasiirro Ah oo Ku Jira Guddi Kasta Oo Madaxweyne Siilaanyo Hawl u Xil Saaro

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, ayaa ku noq-noqday  inay dhawr Guddi oo kala duwan  oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u xil saaray dhawaan shaqooyin kala duwan,taasi oo rayul caamku ka dareen celiyeen. Guddiyan madaxweynuhu saaray waxa mar walba safafka hore kaga jira…

Read More

Gobolka Togdheer oo Rikoodh Cusub dhigay Kadib Markii uu Caawimo u fidiyey Gobolka Gebilay DAAWO

Gebilay 23. February 2016 (SDN/QJ):- Gobolka Togdheer oo ka Mid ah Gobolada bari ee Somaliland ayaa Markii Kowaad Wuxuu Gurmad u fidiyey Gobolka Gebilay oo ay ka taagan tahay Xaalad abaareed oo saamayn ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba. Gobolka Togdheer ayaa loo arkaa mid soo afjaray halhays soo jireen ah oo lagu sheegi jiray…

Read More

Muxuu Yahay Xalka Laga Gaadhay Khilaafkii ka dhashay Deked laga Hirgalinayay Deegaanka Ceel Garde? DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta laga Maqlayay Muran ku saabsan dhismaha Dekadda la sheegay in laga hirgalinayo Deegaanka Ceel-Gardi oo Masaafo 23 Km ah u jirta Magaaladda Berbera. Dadka Dabada ka waday Mashruucan ayaa sheegay in Dekeda ay ka Hirgalinayaan Deegaankaasi ay tahay Deked Macmal ah,Waxay qadiyadani is maandhaaf…

Read More

Yididiilada Qarameed Madaxweyne Siilaanyo Ha Ku Lammaaneeyo Ficil Dhab Ah!

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Sabtidii todobaadkan waxa uu magacaabay Guddi ka kooban 17 xubnood oo aqoontooda iyo khibradooda uu ugu xulay  oo uu u igmaday inay noqdaan Guddida aqoonsi raadinta Somaliland. Guddidan la magacaabay  oo ka kooban 18 qof oo xul ah waxa guddoomiye looga dhigay…

Read More

Maayirka Caasimada Oo Lacago Kala Duwan Gaadhsiiyey Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Iyo Dugsiyada Hoose/Dhexe

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Maayirka Caasimada Somaliland Ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa lacago Dawlada Hoose ee Hargeysa sanadkan ugu tallo gashay inay kaga qayb qaadato hawlaha waxbarashada iyo caafimaadka gaadhsiiyey cusbitaalka guud ee hargeysa iyo dugsiyada hoose/dhexe ee dawliga ah. Maayirka ayaa ugu horreyn ka xog-waramay siyaasada maamul daadajinta Dawlada Hoose ee…

Read More

Waa kuma Zane Grey?

Shaqada ma waxa aad ku tagtaa cagojiid iyo niyad jab, mise farxad iyo xiise. Hadii aad mida hore ku tagto, fadlan shaqadaa iska jooji oo bilow mid aad xiise u hayso waayo? faa’iido kama gaadhaysid waligaa wax aanad xiise u hayn. Markaa waqtigaagu waa noloshaada ee u hur wax faa’iido leh. Halkan waxa aan idiinku…

Read More

Waaxda Socdaalka Somalia oo dib uga Laabatay Xayiraaddii Duulimaadyadii Somaliland [Akhri]

Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Jen. C/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay in uu dib uga laabtay Ganaaxii uu horay u soo saaray Duullimaadyada aada Somaliland ee ka baxaya Muqdisho, iyadoo muddadii uu joojinta duulimaadyadaas u qabtay ay ku eg-tahay Maanta oo Isniin ah 22-ka Feb, 2016-ka. Jen. Gaafoow ayaa amarkan xayiraadda ah ee uu…

Read More

Somalia: Federal Government of Somalia protests the events at Jomo Kenyatta International Airport

Muqdisho 22,February,2016(SDN/QJ):-The Federal Government of Somalia regrets the events that transpired at the Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) where Somali delegations transited on their way to Istanbul, Turkey for the High-Level Partnership Forum. Unfortunately, some of the delegates were held at the airport, experiencing delays including Members of our Federal Parliament. The Office of the Prime…

Read More