“Hadaanu nahay Xildhibaanada Kenya ka Yimi Waxay dawlada Somalia nooga Digtay Imaatinka Somaliland,Balse anaga ayaa Door bidnay inaanu Somaliland nimaadno” Xildhibaan Kenya ka Socda DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Kenya oo Salaasadii soo gadhay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumada Somalia ay uga Digtay inay tagaan somalilnd hasa yeeshee Wuxuu xusay inay iyagu door bideen Sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaayeen Somaliland isla markaana ugala qayb qaadan lahaayeen Xuskii Munaasibadii 18 May….

Read More

Fanaanka Codka Halaasiga leh ee Maxamed BK oo ka hadlay Asbaabta looga saaray Kooxdii uu ka Tirsanaa ee Xidigaha Geeska DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Koox Fanneedka Xidigaha Geeska ayaa Maalin Afaraadkii Qoraal ay soo Saareen Waxay ku Sheegeen inay Kooxda Dibada uga Saareen Fannaanka Maxamed Siciid BK. Hadaba Alfanaan Maxamed Siciid BK ayaa Markii U Horeysya Ka Hadlay Sababta Kooxda Xiddiga Geeska Ee Uu Ka Tirsanaa Looga saaray. https://www.youtube.com/watch?v=bf25UMrKD2c

Read More

Kulan Dhex Maray Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid iyo Ururka Aqoon yahanka Jaamacadaha iyo Waxyaabaha uu daaranaa

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa kulan is-xogwaraysi ah la yeeshay Ururka dhalinyarada aqoonyahanka jaamacadaha KAABE PUBLIC HEALTH,kadib markii ay marti-qaad u fidiyeen.   Kulan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu qabtay Huteelka KAAH EE Magaalada, isla markaana ay u-jeedadiisu ahayd is xogwaraysi xaaladaha…

Read More

Boorama: Guddoomiyaha KULMIYE oo Booqasho Xusuus ah ku Tagay Dugsi uu ka Baxay ka baxay 46 sanno ka hor

Boorama 20.May 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho ay ku dheehan tahay xusuus iyo xiiso uu u qabo ku tagay dhismihii dugsigii sare ee Camuud oo hadda ah Jaamacadda Camuud, kaasi oo uu ka baxay muddo hadda laga joogo 46 sannadood. Guddoomiye Muuse Biixi oo…

Read More

Jaaliyada Somaliland ee Sweden oo Dibad bax ugu Dabaal degay Xuska 18 May iyo Qodobo ay u Gudbiyeen Baarlamanka iyo Dawlada Sweden SAWIRO

Stockholm 20,May 2016 (SDN/QJ):- ayaa si balaadhan looga xusay 25-guurada ka soo wareegtay maalinta Somaliland la soo noqotay xornimadeeda. Dabaal degan ay isugu soo baxeen jaaliyadaha reer Somaliland ee Sweden ayaa isugu jiray, mudaharaad, shir iyo kulamo gaar gaar ah oo ay la yeesheen wasaarada arrimaha dibada Sweden iyo guddida arrimaha dibada u qaabilsan baarlamaanka…

Read More

Jabuuti Miyaynu Collownay Qalinkii Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog)

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Waxa maalmahanba aynu arkaynay dareen cadho leh oo ka muuqday shacabka reer Soomaaliland, kaas oo ka dhashay, siday sheegeen, hab-maamuus hooseeya oo uu kala kulmay Madaxweynahoodu xafladdii caleemo saarka ee Madaxweynaha Jabuuti oo lagu marti qaaday, iyadoo qaarkood is-xejin kari waayeen oo ay cabbireenba cadhadooda. Dadkaa waxa ka mid ahaa masuuliyiin…

Read More

Stadium Mogadishu: Dawladda China waxay mudan tahay inaan barinno ee maahan inaan amarno!

Muqdisho 20.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maalmahan danbe socday qorshe lagu doonayay in dawladda Soomaaliya kula soo wareegto garoonka cayaaraha ee Stadium Muqdisho oo muddo 25 sano ah bur bursanaa, sanadihii ugu danbeeyayna hoyi u ahayd ciidamada nabad ilaalinta Africa ee Muqdisho ku sugan.   Haddaba wafdi ballaaran oo ka socda dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu…

Read More

Gabadh ka Mid ah Boqollaal Hablood oo Boko Haram Afduubtay oo la helay iyadoo ilmo dhashay

Sambisa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanaya Woqooyi-Bari ee dalka Nigeria, ayaa sheegaya in la soo badbaadiyay mid ka mid ah Gabdho laga afduubtay deegaanka Chibok muddo haatan laga joogo labo sano oo ay Kooxda Boko Haram haystaan muddadaas. Gabadhani oo lagu magacaabo Aamina Cali Nkeki, ayaa laga helay keynta Sambisa oo ah meel Malleeshiyaadka…

Read More

Haweeneeyda Ugu Cimriga Dheer Caalamka Oo Weli Gashaanti Ah Kana Sheekaysay Rajadeeda Inay Hesho Nin U Qalma

Washington 20.May 2016 (SDN/QJ):- Emma Morano, waa Haweeneey u dhalatay dalka Italy, waxaa la sheegay inay tahay Haweeneeyda ugu cimriga dheer Caalamkan aan hadda ku nool nahay sida uu sheegay machadla lagu ururiyo arrimaha layaabka leh, misna go’aansatay inay muddo dheer ku noolaato gabadhnimo (Gashaanti) kadib markii ay ku guul darraystay isku daygeedii ugu horraysay…

Read More

Nin Xubintiisa Taranka Ku Waayay Kansar Oo Lagu Guuleystay Inuu Bil Kaddib  uu Bogsaday Kadib Markii Lagu Rakibay Xubinta Nin Meyda

Massachusetts 20.May 2016 (SDN/QJ):- Sida ay qoreen qaar ka mid ah Wargeysyada Mareykanka, Dhakhaatiirta Cisbitaalka caanka ah ee magaalada Massachusetts oo ka tirsan gobolka Boston ee dalka Maraykanka ayaa ku guuleystay in ay daaweeyaan nin xubintiisa taranka (Xiniinyaha) ku waayay cudurka Kansarka, kaddib markii ay ku rakibeen xubinta nin kale oo geeriyooday, qalliinkaasi oo muddadii…

Read More

Maleeshiyaad Ka Tirsan Kooxda Khaatumo oo Laascaanood Galay Iyo Maamulka Gobolka Sool oo ka Hadlay Xaaladaha ku soo Kordhay Xarunta Laascaanood DAAWO

Laascaanood 19.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” oo uu Weheliyo Duqa Magaalada Laascaanood Cismaan Saleebaan Jaamac oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Laascaanood ayaa ku amaanay Shacabka Gobolkaasi Sidii Weynayd ee ay uga qayb qaateen Xuska Munaasibada 18 May, Waxaanay dadweynaha uga digeen inay ka fogaadaan Wixii Nabadgalyada dhaawacaya. Gudoomiye…

Read More

Madaxweyne SIILAANYO Oo Khudbad 40-ilbidhiqsi Ah Ka Jeediyay Xafladdii 18-May Ee Madaxtooyada

Hargeysa,19,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa khudbad aad u gaaban ka jeediyay xaflad ka dhacday caawa qasriga Madaxtooyada, taasi oo loogu dabbaal-deggaayay munaasibadda 18-May. Madaxweynaha ayaa khubaddiisa hambalyo ugu diray dhammaan shacabka Somaliland munaasibadda 18-May awgeed, isagoona shacabka Alle uga baryay in uu sanadka xiga ku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo….

Read More

Xalay iyo Xafladii lagu Xusayay Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May (SAWIRO)

Hargaysa 19.May 2016 (SDN/QJ):- Sannad guuradda 25 ee la soo noqoshada Madax-banaanida Qaranka Somaliland, oo ilaa maanta iyo caawa si balaadhan looga xusaayey guud ahaan dalka gudihiisa iyo dibediisaba ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina Sheekh maxamed Jirde, waxa ay Caawa sidii caadada u ahayd xaflad…

Read More

Warbaahinta Caalamka iyo Warbixino ay ka Diyaariyeen 25 Guurada Madax bannaanida Somaliland

Hargaysa 19.May 2016 (SDN/QJ):- Arbacadii Shalay waxaa jamhuuriyadda Somaliland si aad u ballaadhan looga xusay sannad guuradii 25 aad ee ka soo wareegtay sannadkii 1991kii markii ergo ka kala socotay beelaha Somaliland wada degaa ay magaalada Burco ku yeesheen kulan lagu go’aamiyey in wixii hore loogu yeedhi jiray gobollada woqooyi ay samaystaan dawlad madax bannaan…

Read More