Somaliland Ma Ka Midho Dhalin Kartaa Heshiiska Dhismaha Dekada Iyo Jidka Rajada?

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):-  “In kasta oo uu hor dhac yahay xukuumada Somaliland waxay heshiis la gashay shirkada wayn ee DP World si ay u maal galiso mashruuc lagu balaadhinayo laguna casriyeynayo dekada Berbera iyo dhismaha jidka dheer ee isku xidha marsada Berbera iyo dal waynaha Itoobiya. Mashruuca waxa ku lamaan kuwo kale oo dhamaantood…

Read More

Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta oo Taageeray Derbiga Weyn ee Dalkiisu isaga Xidhayo Somalia

Nairobi 22.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha waddanka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa taageeray derbiga weyn ee dalka Kenya isaga xidhayo xuduudda uu la wadaago waddanka Soonaaliya taasoo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ay ka qaylinayeen siyaasiyiinta waddanka Soomaaliya.   Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maaha in dhaqdhaqaaqa dadka uu…

Read More

Somaliland wants world recognition of its independence

Hargaysa The semi-autonomous region of Somaliland is renewing calls for international recognition of its self-declared independence from Somalia. Somaliland on Wednesday celebrated 25 years since the region proclaimed independence from Somalia. Thousands of civilians and military personnel paraded in front of dignitaries in the capital Hargeisa as the government showed off its Soviet-era military arsenal….

Read More

Inside Somaliland: the tiny African state battling for survival

 Twenty-five years since independence, the former British protectorate is beating the odds, James Jeffrey in Hargeisa, Somaliland Somaliland remains a strand of British colonial history very few know about, and a place whose tangled legacy even fewer in power consider due to political expediencies. Hence this internationally unrecognised but de facto sovereign nation continues to go…

Read More

Dawlada Maraykanka oo Walaac ka Muujisay dib u dhacyo ka Jira Hanaanka Doorasho ee 2016 ee Somalia

Washington 21.May 2016 (SDN/QJ):- War kooban oo qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka oo nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka walaacsantahay dib u dhacyo ka jira hanaanka doorashada Somalia ee 2016ka. Qoraalkan waxaa lagu sheegay in dowladda Federalka Somalia, Baarlamanka iyo hogaamiyeyaasha…

Read More

BOQOR RAABI: “Raggii Dhibaatada Ka Gaystay Banka Qool-cadey Waa In Maxkamad Lasoo Taagaa’’

Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Xiisaddii ka taagnayd banka Qool-cadey iyo xaaladdiisa caafimaad. Ugu horrayn, Boqor Raabi oo in muddo ah u jiifay xanuun ayaa ka warbixiyay xaaladdiisa caafimaad, isagoona u mahadceliyay dhammaan cidkasta oo ka qayb-qaadatay ama la tacaashay…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Baladweyne Waxaynu u diraynaa Guddi Dhibaatada ka taagan Xalliya

Muqdisho,21,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka Qayb-galayay kulan Dhallinyaradu ay su’aalo ku weydiinayeen oo ka dhacay Muqdisho, ayaa madaxweynaha waxaa la hordhigay su’aalo badan oo la xiriira marxaladda dalka uu marayo. Xasan Sheekh ayaa mar wax laga weydiiyay colaadda ka jirta Baladweyne wuxuu sheegay in dirirta u dhaxeysa beelaha wada…

Read More

Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Hormuud Ka Noqoto U Doodista Somaliland

London,21,5,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Clive Betts oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay hormuud ka noqoto dhaqdhaqaaqyada aqoonsiga loogu raadinayo Ingiriiska. Xildhibaan Clive Betts , oo hadal ka jeediyay fadhigii Baarlamaanka Ingiriiska ee 19 May,  wuxuu kaga waramay taariikhda Somaliland ay soo martay iyo dhibaatadii ay kala kulantay Midowgii Somaliya, waxaanu sheegay in…

Read More

DHEEG: “Xamar Waa Meesha Ugu Liidata, Madaxweynayaashana Xasan Sheekh Ayaa Ugu Liita”

Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg), oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu xildhibaanku sidoo kale jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay wasiirka khaarajiga Somaliya Cabdisalaam Hadliye. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo u waramayay Wargeyska magaalada Hargeysa kasoo baxa ee Geeska Afrika…

Read More

DAAWO: Guddoomiye Ramaax Oo Markale Weeraray Madaxweyne GEELLE kana hadlay Muuqaalkii Suldaan Wabar

Boorama,21,5,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa markale luuqad adag kula hadlay madaxweynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isagoona sheegay in Jabuuti ay Soomaaliya ka jeceshahay Somaliland. Mr.Ramaax waxa kale oo uu jawaab adag ka bixiyay muuqaal uu dhawaan soo duubay suldaan Wabarkii buuraha gobolka Awdal laga saaray, isagoona sheegay haddii Wabar…

Read More

DAAWO: Sh. Aadan-Siiro Oo Sheegay In Hargeysa Laga Qorayo Dad Ka Qayb-galaya Barlamanka Somalia

Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka iyo Muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo Heshiiskii Umaddu wada gaadhay ee lagu dhisay Somaliland, isagoo farta ku fiiqay Dad gudaha Dalka ku sugan oo uu sheegay in ay doonayaan inay Wiiqaan Qaranimada Dalka. Sheekhu waxa uu Khudbaddii…

Read More

Qoraal ka Socda Madaxwaynaha Somaliland oo La Guddoonsiiyay Raysal-wasaaraha Ingriiska

London,20,5,2016 (QJ/SDN) – Warqad Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo beesha caalamka oo la xidhiidha garnaqsiga aqoonsi beesha caalamka ay ka hesho Somaliland,ayaa la gaadhsiiyay raysal wasaaraha dalka Inrgiiska David Cameron maalintii Arbacadii ee beegnayd 25 guurada maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka May.sidaana waxa xaqiijisay haweenay ka tirsan baarlamaanka dalka Ingriiska oo magaceeda la yidhaah Kerry…

Read More

Burburka diyaaraddii Egyptair oo la helay

Qaahira,20,5,2016 (QJ/SDN) – Milatariga dalka Masar ayaa sheegaya in ay heleen qaybo ka mid ah burburkii diyaaradda Egyptair ee shalay ku burburtay bariga badda Mediterranean-ka. Warbixin qoraal ah oo ka soo baxday ciidanka qalabka sida ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in qalabkii ay siteen dadkii rakaabka ahaa ee diyaaradda saarnaa iyo qaybo ka mid ah…

Read More