Shaqaalaha Soomaalida Ee Waddamada Khaliijka Carabta Oo Halis Ku Jira Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Dubai,12,6,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo dhawaan la saxiixay heshiis cusub oo dhigaya in shaqaale guryaha ka shaqeeya oo Soomaali ah oo dhan 600 ilaa 1,000 loo diro Sacuudiga bishaan Ramadaan ayaa bishaani sideedaba ay shaqo badan tahay. Sidaas waxaa qortay jariidada the New Arab. Taas waxaa u sabab ah shaqada cunno karinta oo badan bishaan barakaysan…
