“Jihaadka hadafkiisu waa u quusgooynta gaalada iyo munaafiqiinta isxambaarka ah..” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Dirir oo xalay kelmad ka jeediyey ku saabsan aayado lagu tukanayey salaadii taraawiixda ayaa sheegay in muhiimada jihaadku yahay siduu u baqdin gelin lahaa cadowga islaamka, una soo hawaysan awliyadiisa, sida Ilaahay ayaada qu’raanka inoogu sheegay, waxaanu yidhi, “Jihaadka hadafkiisu waa inuu u quusgooyo gaalada iyo munaafiqiinta isxambaarka ah,…

Read More

Ethiopia and Somaliland delegation sent by fighting armed Gaashaamo

Hargaysa 11.June 2016 (SDN/QJ):- The State Foreign Affairs Minister for the Federal Government of Ethiopia leading a high powered delegation set to visit Somaliland on Saturday. The Ethiopian delegates are due to hold talks with Somaliland government officials over the deadly skirmishes between Liyuu police and Gashamo inhabitants that left many innocent civilians killed. President of…

Read More

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada-hadlay Xasuuq Dad Shacab Ah Loogu Geystay Duleedka Degmada Gaashaamo DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 11,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti heerkiisu sareeyo oo ka socda dawladda federaalka Itoobiya, kana kooban wasiiru-dawlayaal iyo masuuliyiin kale oo dalka booqasho ku yimid Jimcihii. Weftgan ayaa madaxweynuhu waxay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal, iyo Arrimo ay ka mid ahaayeen dadkii lagu laayey…

Read More

Sidee Loo Aasayaa Feedhyahankii Adduunka, Marxuum Muxammed Cali SAWIRRO+DAAWO

Louisville 11.June 2016 (SDN/QJ):- – Kumanyaal ku nool magaalada Louisville ee Kentucky ee Dalka Maraykanka, ayaa macsalaameyntii ugu dambeysay siiyay feedhyahanka caanka ahaa Muxammed Cali oo Alle u naxariistii lagu aasayo Magaalada Louisville, ka dib markii uu toddobaadkii hore geeriyooday isagoo da’diisu tahay 74 jir. Naxashka ciyaaryahanka saddexda jeer ku guuleystay horyaalka miisaanka culus, ayaa…

Read More

Ciidamada Itoobiya ee AMISOM oo looga Dilay Halgan 33 Askari lagana Dhaawacay 64-Askari

Halgan,11,6,2016 (QJ/SDN) – Xaalada deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan ayaa xalay iyo maanta deggenayd, kaddib dagaal culus oo shalay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka tirsan iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhex-maray deegaankaas. Tirada dhimashada labada dhinac ayaan weli xaqiiqo dhab ah loo hayn, balse gudoomiyaha deegaanka Halgan, Guhaad Cabdi Warsame ayaa VOA-da u sheegay in markii…

Read More

Haweeneyda Guddoomiyaha u ah Midowga Afrika oo Cambaareysay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Halgan

Addis-ababa, 11,6,2016 (QJ/SDN) – Haweeneyda guddoomiya u ah ururka midowga Afrika,  Nkosazana Dlamini-Zuma  ayaa cambaareysay weerarkii shalay xarakada Shabaab ay ku qaaday fariisin ay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Halgan oo katirsan gobolka Hiiraan. Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaas oo xooggaanaa oo u dhexeeeyay Al-shabaab iyo AMISOM gaar ahaan ciidamada…

Read More

Maxamed Cali Clay oo Meydkiisa Maanta Lagu Aasay Kentucky, Maraykanka

Washington,11,6,2016 (QJ/SDN) – Meydkii feeryahankii caanka ahaa ee Maraykanka Maxamed Cali Clay ayaa maanta oo Jimce ah waxaa lagu aasayaa Kentucky Maraykanka. Waxaa kasoo qeyb galaaya dad badan oo caan ah sida madaxweynaha Turkiga ee Raccep Tayip Ordagon. Allaha u naxariistee Maxamed Cali Clay wuxuu ahaa feeryahan in kabadan kontan jeer feerka culus ku guuleystay, …

Read More

Dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo Itoobiya oo Qaabab kala duwan uga hadlay Weerarkii Halgan

Halgan,11,6,2016 (QJ/SDN) – Inkastoo la sheegay in Khasaare Culus loogu Geystay Al-shabaab Weerarkii ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ee Qaybta ka ah AMISOM ee ku yaalla Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan, ayaa haddana Siyaabo kala duwan ay uga Hadleen Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Ammaanka Gudaha Soomaaliya, AMISOM, Dowladda Itoobiya iyo Maamulka deegaanka Halgan. Wasiirka Amniga…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo Booqday Xarunta Safaaradii Hore ee Soomaaliya ee Nairobi Kenya

Nairobi,11,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii shalay ahayd kormeer ku tagay xarunta safaaraddii hore ee ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kenya oo dayactir lagu wado. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan iyo ku xigeenkiisa ayaa xarunta safaaradda ku soo dhaweeyay madaxweynaha, R/wasare ku xigeenka xukuumadda, wasiirka arrimaha…

Read More

Dawladda Itoobiya Oo Ciidamo Aad U Hubaysan Soo Dhoobtay Xuduudda Ay La Wadaagto Somaliland Iyo Culays La Saaray Dadka Iskaga Gudbaya Labada Dal Iyo Qaabkii ay Iskugu Dhaceen Labada Gaadhi ee Fidnadu ka Kacday

Gaashaamo 10.June 2016 (SDN/QJ):- Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Deegaanka Gaashaamo ee ay ka dhacay Dil wadareedka ay fuliyeen Ciidamada Itoobiyaanka ahi ayaa daaha ka rogay in Dawlada Itoobiya ay Culays xoogan saartay isku socodka guud ahaan deegaamadaasi,iyadoo Meydadka dadkii la Xasuuqay, qaarna la aasay qaarna wali ay ka dul barooranayaan eheladii ay…

Read More

Dawladda Oo Sharaxday Qaabka Ay u Waajahayso Nabadeynta Beelihii Ku Diriray Dharkeyn-geeye

Laascaanood 10.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, oo ka mid ah xubno ka tirsan golaha Wasiirrada Somaliland oo gurmad nabadayn ah ku jooga gobolka Sool,ayaa sheegay in nabadayntii ay u tageen gobolka Sool iyo daminta colaada Dharkayn-geeye ee khasaaraha dhalisay ay meel wanaagsan u marayso. Wasiirku…

Read More

Akhri Magacyada Dadkan Hungurigu Ka Hayo Kursigaasi Villa Somalia Iyo Laba Haweena Oo Ka Dhex Muuqda

Muqdisho 10.June 2016 (SDN/QJ):-  Tan iyo markii la galay sannadkan aynu ku jirno ee 2016, waxaa isa soo tarayo musharaxiinta raba in aay u tartamaan jagada ugu sarreeysa JFS oo ah xilka Madaxweyne. Haddaba, waxaa ilaa hadda isa soo sharaxay ilaa iyo afar iyo toban (14) musharax oo sheegay in aay yihiin musharaxiin. Waxaana jira…

Read More