Qaar ka Mid ah Dhallinyarada oo Faahfaahiyey Galdaloolooyinka Heshiiska Xukuumada ee DPW DAAWO

Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Kulan ay Magaalada Hargaysa ku Yeesheen Qaar ka Mid ah Dhallinyarada dalka ayay kaga hadleen Galdaloolooyinka Ka Muuqda Heshiiska Hordhaca ah ee Maalgalinta Dekeda Berbera. Xafladaas oo si cilmiyaysan loogu falanqeeyay Heshiiska oo Copy ka Mid ah Nuqulkiisa lagu soo bandhigay ayaa Sababay in qaar ka mid ah Dhallinyaradii Goobtaas ka…

Read More

Aragtiyaha Dadweynaha Ku Nool Magaalada Hargaysa ee Dagaalada ka dhacay Degmada Gaashaamo ee Kililka 5aad ee Itoobiya DAAWO

Deegaanka Jaamac Dubad 10.June 2016 (SDN/QJ):-Dadweynaha Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Caasimada S/land Ee Hargeysa ayaa Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Dadkii Lagu Laayey Degaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo ee Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya. https://www.youtube.com/watch?v=_TiFSbiRvSE&feature=share

Read More

“Xadhiga Iyo Dilka Loo Gaysto Qoomiyada Somalida Wuu Ka Gadisan Yahay Kuwa Loo Gaysto Qoomiyadaha Kale Ee Dalkeenan Itoobiya” Madaxweyne Iley

Jigjiga 10.June 2016 (SDN/QJ):- Hadal qoraalkan ciwaanka aan uga dhigay qormadaydan waxa uu ka mid yahay hadalo uu ku hadlayay madaxweynaha kililka shanaad ee itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Ilay. Goorta uu hadalkan jeedinayay waxa uu la hadlayay dadwaynaha ku nool magaalada jigjiga iyo guud ahaan umadda somaaliyeed ee ku dhaqan kililka shanaad oo kala socday…

Read More

Muwaadin Reer Laasqoray Ah Oo Sheegay In Ay Caddaymo U Hayaan Fadeexadda Uu Wasiir Buureed Ku Kacay

Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga Cali Maxamuud Jaamac (Buureed) ayaa gabi ahaanba Musuq maasuqay Qalab kaluumaysi oo la sheegay in Xukuumaddu ugu dhiibtay Ganacsatada Kaluumaysiga Dekeda Laasqoray ee Somaliland,waxaanu sida la sheegay Wasiirku qalabkaasi uu u iibsaday Qaab Private ah oo uu lacagtii uga soo xerootay uu jeebka ku shubtay, Isagoo qalabkaasi sida…

Read More

“Agaasimaha Guud Ayaa u Sabab Ah Inay Wasaaradda Deegaanku Ilowdo Xafiiskeeda Laascaanood” Cabdi Xirsi Jiir

Laascaanood 10.June 2016 (SDN/QJ):- Maamulaha Wasaaradda Deegaanka ee Magaalada Laascaanood, Cabdi Xirsi Jiir, ayaa sheegay in xarunta wasaaradda Deegaanka ee gobolka Sool in aanay shaqayn isla markaana shaqadii ay qaranka u qaban la haayeen uu fadhiid ka dhiigay Agaasimaha guud ee wasaaradaas oo uu ku eedeeyay in aanu wax wada shaqayn ahba la lahayn gobolka…

Read More

Sool: Askari ka Tirsan Ciidanka Qaranka oo Lag Dilay Degmada Xudun

Xudun 10.June 2016 (SDN/QJ):- Askari ka tirsan ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee fadhigoodu yahay degmadda Xudun ee gobolka Sool, ayaa shalay toori uu ku dilay askari kale oo ay isku xero ka wada tirsanaayeen. Wararka ka imanaya jiida dilku ka dhacay ayaa sheegaya in ALLE ha u naxariistee Marxuum-Maxamed Dube Maxamuud uu ku geeriyooday dhaawacyo…

Read More

Hooyo Dirawalnimo Ku Shaqeysata Oo Ka Warrantay Dareenkeeda, Goortay Ugu Naxdinta Badnayd, Xawaaraha Ay Ku Socoto & Siday U Aragto Dadka Dalka Ka Tahriiba

Kalabaydh, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Fadxiya Abuu-hureyra, waa Hooyo Shan Sannadood ku shaqeysanaysa Xirfadda Dirawalnimada, waxayna wadataa Gaadhi Nooha ah oo ay Dadka ugu Daabusho Hargeysa, Wajaale iyo Gabiley. Fadxiya oo ah Hooyo leh Carruur oo deggan Degmada Gabiley ee Gobolka Gabiley, oo Telefiishanka Star ka wareystay Shaqadeeda, ayaa sheegtay inay door bidday inay ku…

Read More

Jadwalka Culimada Bishan Ramadaan Tujinaysa Salaadaha Taraawiixda Masjidka Xaramka

Makka Al Mukarrama 10.June 2016 (SDN/QJ):- Ka hor intii aanay curan Bishan Barakaysan ee Ramadaan, Golaha Sare ee maamula Masaajidda Xurmada leh ee Xaramka iyo Masjidka Nabiga NNKHA waxa ay soo saareen liiska culimada Muslimiinta ku tujin doonta labadan Masjid ee Xurmada leh sannadda 1437- 2006 waxaanay culimadaasi kala yihiin: Sheekh Dr. Cabdiraxmaan Bin Cabdicasiis…

Read More

Meydka Nin Lagu Dilay Hargeysa Oo La Helay Iyo Booliska Oo Baadhaya

Hargaysa 09.June 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistii Waxa Xalay Magaalada Hargeysa lagu dilay Hal Qof oo Rag. Lama oga Cidda Dilkan geysatay, laakiin Meydka Marxuumkan ayaa Saaka Waaberigii laga helay Agagaarka Silimoogii hore ee Hargeysa ee Degmada 26-ka June. Meydkan oo Dadweynaha Xaafaddu arkeen isagoo yaalla labada Sakadood dhexdooda, ayaa Dadkii arkay la xidhiidheen…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegay inuu aad uga Damqaday Dadka Lagu laayay Dalka Itoobiya

Hargaysa 09,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Dawladda iyo kan shacbiga Somalilandba waxa uu dhammaal tacsi ah u dirayaa, dadkii isugu jiray waayeelka, caruurta iyo haween ee ku naf waayey dhiilladii, ka dhacday Jaamac Dubbad ee degmada Gaashaamo ee gobolka Jarar ee Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya….

Read More

Suldaanka Guud Ee Beesha HABAR YOONIS Oo Ka Hadlay Tirada Carruurta, Haweenka Iyo Waayeelka Ah Ee Ciidammada Itoobiya Ku Xasuuqeen Deegaanka Jaamac Dubbad Ee Kililka Shannaad

Gaashaammo, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Suldaanka Guud ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa ka hadlay Dad gaadhaya 24 Qof oo Dumar, Carruur iyo Rag Waayeel ah oo Ciidammada Dawladda Itoobiya ku xasuuqeen Deegaanka Jaamac Dubbad oo dhanka Koonfur-bari ka xiga Degmada Gaashaammo ee Kililka Shannaad ee Soomaalida Itoobiya. Suldaan Maxamed Suldaan…

Read More

Dagaalkii DHARKEYN-GEEYO Oo Sababay Baro-kac Baahsan, Hooyo Jidka Ku Umushay Iyo Wiil Yar Oo Aan Dhowr Maalmood Cunto Cunin

Laascaanood, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Dagaalkii Toddobaadkii hore labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex maray Deegaanka Dharkeyn-geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa saameeyay Nolosha Dadka Deegaankaasi ku dhaqnaa, waxaanu keenay in Dad badan halkaasi ka baro-kacaan. In ka badan 2000 Qoys oo ka mid ahaa Dadkii ku dhaqnaa Deegaannada Colaaddu ka dhacday…

Read More

Ururka Midowga Afrika Oo Lagu Cannaanatay Aqoonsi La’aanta Somaliland

Hargeysa, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Majaladda la yidhaahdo The National Interest, ayaa warbixin dheer oo ay daabacday Doraad waxay kaga hadashay dawladnimada shaqeynaysa iyo dimuqraadiyadda ka jirta Somaliland, taasi oo ay ku sifeeyeen mid  naadir ah in nooceeda oo kale laga hirgaliyo mandaqadda qalalaasuhu hadheeyay. Warbixintan ayaa Wargeysku ku bilaabay sidan, “Somaliland oo shan iyo…

Read More