Ethiopia: Waan iska caabinay weerarkii ay ku Qaaday Al-shabaab saldhiggeena tuulada Halgan
Muqdisho,9,6,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay iska Caabiyeen weerar Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidamadooda ay ku lahaayeen Tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan subaxnimadii hore ee saakay. Safaarada dowlada Itoobiya ee ku taala magaalada Muqdisho ayaa u sheegtay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA in weerarkaasi ay soo qaadeen Al-shabaab lagu Gaar-siiyay khasaaro…
