Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya oo ka Wada-hadlay Xoojinta iyo iskaashiga labada Dal

Nairobi,7,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa maanta kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Kenya ee Nairobi. Labada Madaxweyne ayaa isla Gor-feeyay Arrimaha Qoxootiga Soomaalida ee ku dhaqan Kenya, Arrimaha Amniga, is-kaashiga Dhaqaalaha, isku socodka Shacabka labada Wadan, arrimaha gobolka iyo caalamka. Madaxweyne Xasan Sheekh…

Read More

SIILAANYO: Federaal Somalia ah oo Somaliland ay ka mid tahay Ma jiro kamana Qayb-galayno

Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa maanta furayShirka 9aad ee Isku-duwidda Mucaawinooyinka Somaliland oo lagu qabtay Hudheelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa ka qaybgelaya wakiillo ka socda dawladaha Somaliland ka taageera dhinaca hormarka, saaraakiil sarsare oo ka tirsan hay’adaha Qaramada midoobey,laamaha kala duwan…

Read More

SAWIRRO: Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhiyay Dhakhtarka Degmada Sallaxley

Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa maanta Magaalada Salaxley ka dhacday Xaflad Balaadhan oo ilyartu is qabtay isla markaana Kulmisay Haldoorkii Somaliland . Ujeeddada Xafladdan ayaa ahayd Xadhig ka jaris loo sameeyay Dhismayal Cusub oo Ururka Hayaan ku soo kordhiyay Cusbitaalka SALAXLEY . Waxaana ka soo qeyb galay Xafladdan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane C/laahi Maxamed…

Read More

Ciidanka ETHIOPIA Oo Ku Dhawaad 42-Ruux Ku Dilay Deegaanka Gaashaamo Ee DDSI

Gaashaamo,6,6,2016 (QJ/SDN) – Ku dhawaad 42 qof oo shacab ah oo isugu jiray Caruur iyo Haween ayaa la sheegayaa in lagu dilay deegaanka tuulada jaamac dubad oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee DDSI, iyadoo arrintani masuuliyadeeda lagu eedeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya. Magaalada jaamac dubad ayaa ka tirsan degmada Gaashaamo ee dowlad deegaanka Soomaalida…

Read More

SAWIRRO: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Cusub Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Balli-Mataan Ee Degmada Sallaxley

Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa Maanta xadhiga laga jaray Cusbitaal laga hirgaliyay Deegaanka Balli-Mataan ee hoos taga degmada Salaxlay ee gobolka Maroodi-jeex. Munaasibad kooban oo loo qabtay xadhig ka jarista Cusbitaalkaasi oo ka dhacday Deegaanka balli-mataan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Xaglo-toosiye, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo…

Read More

SAWIRRO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaadhay Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ee Kenya

Dhadhaab,6,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa mar dhow soo gaadhay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee kuyaala dalka Kenya.  Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku qaabilay wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye, safiirka  Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jamaal Maxamed Xassan, wasiirka arimaha gudaha ee…

Read More

Ganacsatada Haamaha Shidaalka Oo Cadho Kaga Dareeray Qorshe Cusub Oo Madaxtooyadu Ku War Gelisay In Ay Maamulka Haamaha Ku Wareejin Doonaan Shirkadda DPW

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland iyo Ganacsatada Maal-gashanaysa ee ay hore xukuumaddu u siisay Haamaha Shidaalka Berbera ayaa ku kala kacay iskuna af garan waayay kulan laba maalmood ka hor ku dhex maray caasimadda Somaliland ee Hargeysa kadib markii Ganacsatadii dhawaan Xukuumaddu siisay Haamaha Berbera ay ka biyo diideen qorshe cusub oo xukuumaddu ula…

Read More

Laamaha Amaanka Somaliland oo Qabtay Sadex Nin oo Ku eedaysan Tuhuno ka dhan ah Nabadgalyada DAAWO

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa Sheegay in Ciidamada amaanku ay Gacanta ku soo dhigeen Sadex eedaysane oo lagu tuhmay inay Maleegayeen Falal ka dhan ah Nabadgalyada,Isagoo dhanka kalena Beeniyay Warar sheegaya in Xarunta Maxkamada Sare ee Somaliland la dhigay Walxo qarxa.

Read More

Wasiir Cukuse oo Tacsi u diray Laba Dr oo ku Geeriyooday Qaraxii Huteel Ampasador ee Muqdisho

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, isagoo ku hadlaya afkiisa iyo ka wasaaradda Xanaanada Xoolaha waxa uu tacsi u dirayaa Laba Dhakhtar oo ka tirsanaa wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo  kala ahaa Dr. Maxamed Faarax Diiriye, ahaana Madaxii Mashruuca RASP ee hay’adda AU-IBIR oo ku geeriyooday qaraxii lala eegtay…

Read More