Xil. Siciid Cilmi Rooble Iyo Axmed Wayso Cadde oo Su’aalo iyo Dhaliilo Is Barkan ku Karbaashay Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Faysal Cali Waraabe
Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde) oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo laga soo doorto Gobolka Saaxil ayaa dood iyo su’aalo kulul ku karbaashay Xubno ka socday Xukuumadda Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyada oo ay goob joog ahaayeen qaar…
