Tirada Boqolley Ee Muwaadiniinta La Filayo In Ay Isu Diiwaangeliyaan Doorashooyinka 2017 Ka Iyo Sababta Ay Dumarku Ugaga Tiro Badan Yihiin Ragga

Hargeysa,4,6,2016 (QJ/SDN) – “Doorasho xor iyo xalaal ahi dal kasta waxa ay u leedahay muhiimad aad u weyn, laakiin Somaliland waxaa ay u leedahay muhiimad kale oo dheeraad ah, taas oo ah in doorasho kale oo si guul iyo nabadgelyo ah ugu dhacdaa ay sii xoojinayso qadiyaddeeda ah in ay aqoonsi caalmi ah u hesho…

Read More

Muuse Biixi Oo Sheegay In Warbaahintu Gabtay Doorkii Ay Ku Lahayd In Dunida La Gaadhsiiyo Qadiyadda Somaliland

Hargeysa, 4,6,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi isla markaana ah Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga ayaa sheegay in Caalamku uu iska indho tiray horumarka iyo dimuqraadiyada ka hana qaaday Somaliland iyo tan iyo wakhtii ay Somaliland la soo noqotay xoriyadeeda, waxaanu tilmaamay in Somaliya oo aan wax kala dambayn…

Read More

SOMALIA: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee kasocday Muqdisho

Muqdisho,4,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa xalay War-Murtiyeed ka kooban 14-qodob laga soo saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo dhoor maalmood xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uga socday Madaxda Dowlada Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada. War-Murtiyeedka laga soo saaray Shirka ayaan lagu cadeyn maqaamka ay Muqdisho yeelaneyso, waxaana arintaasi loo saaray guddi mudo 60-cisho uga soo talo bixiya, waxaa…

Read More

Feedhyahankii ugu Caansanaa Adduunka Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Washington,4,6,2016, (QJ/SDN) – Feedhyahankii ugu Cansanaa Caalamka oo dhan, Maxamed Cali Kalaay ayaa xalay ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalla Magaalada Phoenix ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka. Maxamed Kalaay, ayaa Khamiistii lasoo dhaafay la dhigay Cisbitaalka uu ku dhintay, isagoo xanuun ka haleelay dhinaca neefsashada, isagoo muddo 30-sano ah qabay cudurka jareyska ama Lalleemada. Sidoo…

Read More

Sannad Guuradii 32’aad Ee Kasoo Wareegatay Geeridii Muj. Maxamed Mooge Liibaan Oo Caawa Ku Beegan

Hargeysa,3,6,2016 (QJ/SDN) – Naxariistii Janno Alle haka waraabiyee waxa caawa oo ay taariikhdu tahay 4 bisha june sanadka 2016 ku beegantahay sannad guuradii 32’aad ee kasoo wareegatay markii uu geeriyooday Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan [Baban]. Waxaana caawa oo kale taariikhdu marka ay ahayd 04-june-1984-dii lagu dilay Mujaahid Maxamed Mooge deegaan ka tirsan magaalada Dhagax-buur ee…

Read More

SAWIRRO: Madaxweynaha DDSI Oo Maalinka Barri Ah Xadhiga Ka Jari Doona Garoonka Diyaaradaha Magaalada Qabri-dahar

Qabri-dahar,3,6,2016 (QJ/SDN) Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti aad ubalaadhan oo ay kamidyihiin mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI marwo Sucaad Axmed Faarax, mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska hawlaha guud iyo horumarinta magaalooyinka dhismaha iyo warshadaha DDSI mudane Cabdixakiin Cigaal Cumar, mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI…

Read More

DAAWO: Al-Shabaab oo baahisay Codadkii laga duubay kooxdii geysatay Weerarkii hotel Ambasaddor

Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Codka ay baahisay idaacada ururka Al Shabaab ee Andalus ayaa ah cod telefoonka looga duubay kooxdii geysatay weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho, iyagoo xilligaasi dagaal ka dhex waday Hotelka. “Muslimiinta waxaan ugu bishaareynaynaa halaaga gaalada gaartay” ayuu yidhi mid kamid ah kooxdii weerarka geysatay oo magaciisa lagu sheegay Jaabir…

Read More

DAAWO: Munaasibadii Xadhiga looga Jaray Safaaradda Turkiga Ee Soomaaliya iyo Khudbadihii Laga Jeediyay

Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa maanta si wada jir ah xadhigga uga jaray dhismaha Safaaradda cusub ee Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho, kaasoo ah safaaradda ugu weyn ee Turkiga ku leeyahay Adduunka. Madaxweyne Erdogan ayaa xadhig jarida ku bilaabay Bisinka Alle, waxaana si wada jir ah isaga iyo Madaxweynaha u jareen xadhigga…

Read More

MOOGE: ‘’Turkigu Dhex Maaha, Car waa kaase ninka Erdogan Hargeysa oo Nabad ah ha soo booqdo’’

Hargeysa,3,6,2016 (QJ/SDN) – Cabdikariim Axmed Mooge, wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay booqashada madaxweynaha Turkiga ee magaalada caasimadda ee Muqdisho. Mudane Mooge waxa uu sheegay in aanu dalka Turkigu dhex ka ahayn wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya isla markaana uu doonayo Turkigu in la mideeyo labada waddan, isagoona…

Read More

DAAWO: Prof.Samater Oo Ka Cadhooday Ardayda Jaamacadda Camuud Kaddib Markii Ay Diideen In Uu U Heeso

Boorama,3,5,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samater ayaa si wayn uga cadhooday codsi uga yimid ardayda jaamacadda Camuud oo maalinkii shalay ahaa uu u jeedinaayay muxaadiro, taasi oo ardayda jaamacaddaasi ay ka codsadeen Aqoonyahanka in aanu u heesin oo uu joojiyo heesta. Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya Prof.Samater oo aad u cadheysan isagoona…

Read More

SAWIRRO: Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Safaarad Ka Furay Magaalada Washington Ee Maraykanka

Washington,3,6,2016 (QJ/SDN) – Waxa Maalinimadii shalay Xadhiga laga jaray Xafiis weyn oo ay Somaliland ku yeelanayso Washington, furitaanka Xafiiskana  Waxa ka soo qayb galay dad isugu jira Jaaliyad reer Somaliland ee degan Washington D.C iyo nawaaxigeeda, kuwaas oo isugu jiray aqoon yahano, waayeel iyo waxgarad tiro badan. Xadhig ka jaridaa Waxa ka hadlay Safiirka Somaliland…

Read More

SOMALIA: Madaxweynaha Turkiga iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Ka Degay Magaalada Muqdisho

Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan ayaa goor-dhaweyd soo gaadhay Magaalada Muqdisho, iyadoo amniga guud ee Waddooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho aad loo adkeeyay. Haween ku labisan Calanka Somalia ayaa ku sugnaa Waddada Garoonka iyo Midda Aadda Madaxtooyada Somalia, kuwaasoo watay caleemo-qoyan si ay wafdiga u soo dhaweeyaan. Madaxweynaha Turkiga…

Read More

Colonel Tuke Oo Xasuuqii Gabiley Ku Eedaysan Oo Telefeeshinka Caalamiga ah ee CNN Uu Dabo Gal Ku Sameyay Isagoo Ka Shaqaynaaya Madaarka Dulles International ee ku yaal Washington DC DAAWO

Washington, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Colonel Yuusuf Cabdi Cali oo Ku Magac dheer “Tuke” Isla markaana xasuuq ba-an ka gaystay Gobolka Gabilay xiligii dawladdii Keli taliye Maxamed Siyaad Barre, ayaa markale ka soo muuqday War-baahinta caalamka kadib markii Telefeeshinka sida weyn adduunka looga daawado ee CNN, uu ka soo helay isagoo ka shaqaynaya oo waar…

Read More

“Tahriib Yurub Kuma Iman Ee Diyaaradii Aan Hargeysa Ka Soo Raacay Ayaan Yurub Ku Soo Galay,Waxaan Dhawaan Shaacin doonaa Sadexda Xisbi Midkaan ku Biirayo” Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyadda

Paris, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Waraysi gaara oo uu siiyey Wargeyska Warsugan waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin halka uu ku sugan xaalada qurbaha, heshiiska Xukuumada Somaliland la gashay shirkada DP World oo maalgelin ku samayn doonta Dekeda Caalamiga ee Berbera,…

Read More

“Markii Xukuumaddu Heshiiska La Gashay Shirkadda DP World Waxa Ila Soo Hadashay Jabuuti Oo Ii Sheegtay Inay Ka Xun Yihiin,Anigana Waa la iga Qariyey Qadhiidhkii Xaqul Qallinkii…” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe  ayaa ka shifay siro la xidhiidha heshiiskii Dekeda berbera saamaynta uu ku yeeshay Xidhiidhkii Somaliland iyo Jabuuti isagoo sheegay in markii xukuumada Somaliland heshiiska la gashay shirkada Dubai ports World ay isaga la soo xidhiidhay dawlada Jabuuti  una sheegtay sida ay uga xun…

Read More