Qaabkii Magaalada Hargaysa looga Xusay Dabaal dega 39 Guurada Xornimada dalka Jabuuti & Drs Edna Aadan oo Wacdaro ka Dhigtay DAAWO
Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay loo dabaal degay Sannad Guuradii 39aad ee Ka soo wareegtay Markii Jamhuuriyadda Jabuuti Xornimadeeda ka qaadatay Gumaystihii Faransiiska Sannadkii 1977-kii Bishii June 27-keedii. Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa lagu qabtay Xus la Xidhiidha Maalintan Waxaana ka qayb galay Hogaanada Xisbiyada Siyaasada,Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland,Jaaliyada Jabuuti ee Ku…
