Walaac Hor leh oo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ka Muujiyey Dib u dhac ku Yimaada Doorashooyinka Kal Danbe ku Mudaysan iyo Hanaanka Bandhigista Dhaliisha DAAWO
Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Xisbiga WADDANI Dr. Maxamed Cabdilaahi Fadal ayaa waxa uu walaac ka muujiyay dib u dhac ku yimaada Mar kale Doorashooyinka Somaliland, isla markaana waxa uu dhaliilay qaabka Xukuumadda KULMIYE u dhaqmayso. Dr. Fadal waxa uu sidaa ku sheegay Shirjaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Hargeysa, “Meelaha waxaynu…
