Dayaanka Rasaastan Oo Shalay Si Weyn Looga Dareemay Magaalada Hargeysa Oo Dhawaqeedu Baxayay Illaa Duhurnimadii Kadib

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Dayaanka Rasaas Noocyo badan leh oo ka dhacaysa Qoryaha Fudud ayaa bilihii udambeeyay si weyn looga maqlayay Xaafo badan oo ka tirsan Magaaladda Hargeysa,waxaana inta badan Dayaanka Rasaastani la maqlaa wakhtiyada aroortii, iyadoo mararka qaar gaadha ilaa Duhurnimada,islamarkaana dadku ay mar walba dhegta u taagaan,oo ay ku abuurto cabsi iyo…

Read More

“Hadii aan Itoobiya Ku Laabto Waa la I dilayaa” Fayisa Lilesa Ciyaartoy Itoobiya u Matalayay Olombikada oo Dabaal Deg layaab leh Sameeyay DAAWO

Rio, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Fayisa Lilesa oo ka mid ah Ciyaartoyda dowladda Itoobiya uga qayb-galay Ciyaaraha olombikada adduunka ee Rio ayaa si la yaab leh u dabaal-degay,ka dib markii u soo gaadhay diilinta kama danbaysta ah ee orodka ,waxaanu kor u taagay gacmihiisa isaga oo sawiraya calaamadda isku-talaabta ama (X)-ta.   Lilesa ayaa la…

Read More

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay walaac ka qabta dacwadaha dadka rayidka ahi dhinaca ka yihiin ee ay qaado maxkamadda ciidanku

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay dawladda Somaliland ugu baaqaysaa inay joojiso dacwadaha ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ay qaado maxkamadda ciidanku.   Waxa hada ka socota Hargeysa dacwad ciqaab ah oo ay dhegaysanayso maxkamadda derejada koowaad ee ciidanka iyada oo ay eedaysanayaal ka yihiin Maxamed Amiin Jibriil oo ah…

Read More

Berbera: Xadiga Lacagta la Wareejiyey,Duurxulkii Sandheere,Doodii Maxamud Xaashi Iyo Dareenka Maareeyaha Cusub

Berbera, 22.Aug 2016 (SDN/QJ):-Maareeyaha iyo Maareeye Ku-xigeenka cusub ee Dekedda Berbera, ayaa shalay xilka kala wareegay dhiggoodii hore ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland xilka ka qaaday, waxaana xilka u kala wareejiyey Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu Maamulka Dekeddu Wasaaraddiisa hoos-yimaaddo.   Munaasibad loo sameeyey xil-warejintaas oo lagu qabtay xarunta Dekedda Berbera, waxaaka qaybgalay Masuuliyiin…

Read More

Cali Guray oo Sheegay In Cali Xoor-xoor Xilka Laga Qaaday Isagoo Aanay ‘Ceebi Raacin’

Hargeysa 22.Aug 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga khilaafku hagaasiyay ee UCID, Mr. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa sheegay in Maareeyihii hore ee dekedda Berbera Cali Xoor-xoor uu xilkiisii waayay isagoo aan ceebi raacin.   Cali Guray waxa kale oo uu su’aal ka keenay in dekedda Berberi ay ka raysan doonto iyo ay u…

Read More

“Madaxweynuhu Sharciga Isagaa Qoray, hadduu doonana Sidaasuu u marayaa, hadduu doonana Sidaas..” DAAWO

Hargaysa 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hogaaminayay oo socdaal sadex maalmood qaatay ku tegay gobolada bariga, gaar ahaan Sool ayaa shalay gelinkii danbe dib ugu soo laabtay xarunta Hargeysa, isla markaana jidka halbawlaha ah ee hor mara madaxtooyadda ayaa la xidhay laba saacadood ka hor imaanshihiisii, taasoo  xanibtay isu socodkii gaadiidka ee…

Read More

Shacabka ku Dhaqan Caynaba oo Isu-soo-bax Ballaadhan ku Muujiyey Taageeradooda Xisbiga KULMIYE iyo Taariikhda ka Dhaxaysa Caynaba

Caynaba 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Shacabka ku dhaqan magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka Saraar ee Somaliland, ayaa xaqiiyey taageerada ay u hayaan xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE iyo taariikhda u dhaxaysa xisbiga. Isu-soo-bax ballaadhan oo dadweynaha ku dhaqan magaalada Caynaba sameeyeen maanta ayey soo dhawayn iyo qaabilaad ugu sameeyeen wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa…

Read More

Caasimada Dalka Brazil ee Rio De Janerio oo Lagu soo Gabo Gabeeyay Tartankii Ciyaaraha Olombikada Adduunka

Rio De Janerio 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Tartanka cayaaraha Olombikada adduunka ee sannadkan 2016-ka ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Rio De Janerio ee dalka Brazil. Xiritaanka tartanka ayaa lagu maamuusay, xaflad lagu qabtay garoonka cayaaraha ee Maracana Stadium. Xafladda waxaa ka qayb galay madax sare oo uu ka mid yahay ra’iisal wasaaraha dalka Japan, Shinzo Abe…

Read More

Dawlada Puntland oo Beenisay in Qaraxyadii Shalay Haween Gaysatay DHAGAYSO

Gaalkacayo 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxwayne ku xigeenka dawlada Puntland mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar oo saaka booqday xarumihii caafimaadka ee lagu dabiibayey dadkii waxyeeladu kasoo gaartay qaraxii shalay ayaa sheegay inay dhamaan wanaagsanyihiin xalaada caafimaad ee dadkii waxyeeladu soo gaartay. Madaxwayne Ku xigeenka ayaa sidoo kale wuxuu xusay qaraxyadii shalay kii hore inuusan waxyeelo badan…

Read More

Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Xilkii la Wareegay iyo Khudbadii Ku Taxaluqda u Caddaalad Falka Shaqaalaha oo uu Madashaasi ka Jeediyey DAAWO

Hargaysa 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Hay’adaha Shaqaalaha Dawlada Sharmaarka Axmed Muxumed ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Ugala Wareegay Gudoomiyihii Hore ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada haatana ah Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Prof Maxamed Mixile Boqore taas oo ka qabsoontay Hoolka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Punt Land iyo Xubno Wasiiro ah oo Booqday Dadkii Ku Wax-Yeeloobay Qaraxyadii Gaalkacyo

Gaalkacayo 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland  C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camay  iyo wasiiro ka tirsan maamulkaasi ayaa waxa ay manta booqdeen isbitaalka guud ee maaalada kalkacyo oo ay ku jiraan dhawacyadii shalay ku wax yeeloobay weeraradii ka dhacay magaaladaasi. Wasiirka Caafimaadka Puntland, C/naasir Cismaan Cuuke ayaa sheegay in dhaawacyadu ay u badan…

Read More

Odayaasha dhaqanka ee 135 Oday oo la qorsheynayo in loo madax banaaneynayo soo xulida Xildhibaanada

Muqdisho 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddiga doorashooyinka ayaa wada qorshayaal ay ku doonayaan sidii meesha looga saari lahaa 51-ka xubnood ee soo dooranaya Xildhibaanada Baarlamaanka, iyadoo ku sababeynaya dhowr arrimood oo qeyb ka tahay amniga, dhaqaalaha iyo waqtiga oo aad u yar. Kulamo xiriir ah oo Guddiga doorashooyinka ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayay qaabka…

Read More

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Cumar Cabdirashiid oo Cambaareeyey Qarax ka dhacay Gaalkacyo

Muqdisho, August 22, 2016 – (SDN/QJ)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo Shalay lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo, halkaas oo naftooda ay ku waayeen dad isugu jirey shacab iyo masuuliyiin maamulka gobolka. “Dowladda Somaaliyeed aad ayey u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee…

Read More

Somaliland: Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada oo lagu Daahfuray Gobolka Sool

Laascaanood 22, August, 2016 –(SDN/QJ)- Daahfurka diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland ayaa maanta lagu qabtay caasimada Gobolka Sool ee Laascaanood. Wasiiro ka tirsan xukuummada Madaxwayne Siilaanyo, Madaxda Xisbiga Kulmiye,Waddani iyo Ucid, salaadiin, golaha deegaanka magaalada Laascanood, guddida komishanka Doorashooyinka iyo shacabka ku nool gobolkaasi ayaa ka qaybgalay munaasibada lagu daahfurayay diwaangalinta codbixiyaha doorashada oo maalinta berry ah…

Read More