Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Mr Faratoon Oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabay,Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Diiwaangalinta Gobolka Sool

Laascaanood 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka cusub ee wasaarada arimha gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waraysi kooban oo uu siiyay wargeyska Geeska Africa waxa uu kaga hadlay sida uu u arko xilka loo magacaabay,wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo iyo qodobo kale. Wasiir Faratoon waxa uu sheegay in xilka Somaliland…

Read More

“Ninkii Indhaha Ka Xidhay Tobankii Wadaad Ee Siyaad Barre Dilay, Yurub Buu Ku Nool Yahay, Indhuhuu Ka Jirran Yahay..” Sheekh Daahir Aw Cabdi

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Mid ka mid ah Shuyuukhda Soomaalida, ayaa sheegay in laga digtoonaado in dadka Soomaalida dhaqan looga dhigo, wax ka hor imanaya Diinta Islaamka, isla markaana wuxuu ka sheekeeyay arrimo la xidhiidha waxyaabo hore u soo dhacay oo ka hor imanayay diinta, balse aan ka soconin soomaalida dhexdeeda. Qaybo hadalkaa sheekhaa ka mid…

Read More

Sheeko Cusub: Gabadh Yar Oo Beerka Iyo Kalyaha Uu Kala Baxay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Qaylo Dhaanta Waalidka Inantaasi DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan” ayaa lagu eedeeyay in Wiil uu dhalay oo Xaalad Caafimaad dhanka Kelyaha kala soo deristay uu u qaaday dalka hindiya iyadoo mid ka mid ah Kelyiha Wiilkaasi looga bedelayo Gabadh yar oo Caa’iladiisa ka soo Jeeda.

Read More

Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Laascanood Iyo Jiida Qorulugud Oo Heegan Culus Ku Jira Xili Ay Degaanadaas Qaarkood Ka Bilaabmen Diiwangelintii

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wararka Ka Imanaya Gobolada Sool Iyo Buuhoodle aya Lagu soo waramaya Inay Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida Hore ee Laascanood Iyo Buuhoodle Heegan Culus Galay, waxaana Lagu soo waramaya Inay Maamulka Puntland si xoogan ugu Hawlanyahiin Inay Khalkhaliyaan Diiwangelinta Ka Bilaabantay Degaanada Bariga Somaliland Gaar ahaan Sool Iyo Buuhoodle. Waxa Shalay Khalkhal…

Read More

Wasiirka Cusub ee Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland oo Xilkii Si Rasmi ah ula Wareegay iyo Weedhihii laga Jeediyey Xilwareejinta DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradasi   Xafladii xil-wareejinta oo lagu qabtay Huteelka Royal Hutel ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qaybgalay xubno ka socda Golaha Wasiirada ,Salaadiin, Cuqaal ,Aqoonyahano, Dadweyane aad u badan…

Read More

Wax ka Baro Taariikhda,Nolosha Iyo Waayo aragnimada Gudoomiyaha Ururka Umulisooyinka Somaliland Drs Foosiya Maxamed Ismaaciil

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Drs Foosiya Maxamed Ismaaciil Waa Mid ka Mid ah Haweenka Somaliland ee Aqoonta Fiican u leh Xannuunadda Hooyada iyo Dhalaanka, Dhanka Kale Waa Gudoomiyaha Ururka Umulisooyinka Somaliland Waxay door Mug leh kaga Jirtaa Isbedelka iyo Horumarka Caafimaadka Somaliland Maalinba Maalinta Xigta ku Talaabsanayo. Drs Foosiya Maxamed Ismaaciil Waxay Markii Kowaad si…

Read More

Maxaa ka soo Baxay Kulan uu Ku Simaha Madaxweynaha Somalia la Yeeshay Gudida Qabanqaabada Aaska Maxamed Cali Samatar?

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la yeeshay Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee loo sameynayo Allah ha u naxariistee Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Soomaaliya, S/Guud Maxamed Cali Samantar.   Mudane Jawaari ayaa sheegay in hawlaha qabanqaabada aaska qaran ee…

Read More

Dowlada federaalka oo sheegtay in loo diiday soo daabacashada lacago cusub oo Shillin Soomaali ah

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Shiikh Cali Yuusuf (Ceynte) ayaa ka waramaya sababaha ay dowladiisa u soo daabici weysay lacago cusub oo shilin Soomaali ah iyo duruufaha ka hor taagan arintaas.   Ceynte ayaa sheegay in Soomaaliya lacago cusub oo ay soo daabacato ay ka hor taagan yihiin Hay’ada lacagta…

Read More

Wiil Siddeed jir Soomaali ah oo lagu dilay Sweden iyo Sababta keentay Dhimashadiisa

Gothenburg  24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wiil Soomaali ah oo siddeed sano jir ah ayaa lagu dilay magaalada Gothenburg ee caasimadda labaad ee dalka Sweden, kaddib markii wax loo maleynayo bamb gacmeed lagu soo tuuray gurigooda. Sida uu qoray wargeyska The Independent wiilka oo lagu magacaabo Yuusuf Warsame ayaa ku dhashay waddanka Britain, waxaana isaga, hooyadiis iyo laba…

Read More

Muqdisho:Qaraxyo Xalay Niskii dhexe lagu weeraray Guri ay degen yihiin wasiiro & xildhibaano ka tirsan dowlada Somalia

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kooxo hubeysan ayaa Xalay bambooyin ku weeraray guri ku yaala degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir kaasoo sida wararku sheegayaan ay degan yihiin wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowlada Somalia.   Dhowr qarax oo isxigay iyo rasaas xoogan ayaa laga maqlay Xalay guriga la weeraray oo ay degan yihiin masuuliyiin uu ka…

Read More

Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan oo 10 sano kaddib warbaahinta Somalia ka soo hor muuqday Iyo Dulucda Fariin uu Diray

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ka mid ahaa taageerayaashii Maxkamadihii Islaamiga ee dalka soo maray ayaa markii u horeysay muddo 10-sano kadib kadib xaalada siyaasadeed ee dalka iyo marxalada uu dalka ku jiro.   Abuukar Cumar Caddaan oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in tan iyo…

Read More

Canada oo difaacday labbiska haweenka muslimiinta ah Isla markaana Diiday Xadgudub lagu sameeyo diimaha

Ottawa  24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau  ayaa sheegay in dalkiisa aan laga mamnuuci doonin dharka ay xidhaan dumarka muslimiinta ah, dowladdiisuna ay difaacayso xuquuqda shakhsiga ku nool guud ahaanba Canada. Wuxuu tilmaamay in shacbiga Canada ay caan ku yihiin is tix-galin iyo is xaq-dhowr, dowladduna ay ku hoggaaminayso hufnaan iyo maamul wanaag….

Read More

Dowladda Nigeria oo sheegtay in ay dishay hogaamiyayaal ka tirsan Boko Haram

Abuja 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Milatariga Nigeria ayaa sheegay in dhowr qof oo ka mid ah madaxda Boko Xaraam lagu dilay weerar diyaaradeed waqooyiga waddanka.   Afhayeenka ciidamada ayaa sheegay, in hogaamiya kooxda, Abubakar Shekau, ayaa ka mid ahaa dadka ku dhaawacmay weerarka kaymaha Sambisa ee Jimcihii.   Ciidamada Nigeria ayaa horaan u sheegay dhimashada hogaamiyaha…

Read More

Dawlada Mareykanka oo Adduun Dhan $146 Milyan ku taageeri doona Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi 23.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa  sheegay in Mareykanka uu 146 milyan oo dollar oo dheeraad ah siinayo dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Jhon Kerry ayaa Lacagta kaga dhawaaqay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya oo uu kula kulmay madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta iyo wasiirada arrimaha dibeda ee dalalka Bariga…

Read More