Saxeexa Hal Milyan Iyo Kow Iyo Labaatan Kun oo Qof oo Shacabka Somaliland ah oo Ku Baaqay in Beesha Caalamku aqoonsato Somaliland Iyo Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo +SAWIRO
Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Madaxeynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxxamed Silaanyo, ayaa maanta Hotel Maansoor kaga qayb galay Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal cabasho (Petition Letter) ay Saxeexeen hal milyan iyo Kow iyo Labaatan kun oo qof (1.021.000) oo Shacbiga Somaliland ah, kuwaasoo beesha Caalamka ka dalbanaya inay aqoonsadaan jiritaanka Somaliland. Qoraalkan Cabashada ah…
