Maxamed Faarax (Moh Faarah) oo Wacdaro ka dhigay Tartanka Olombikada ee ka socda Brasil
Rio 22, August, 2016- (SDN/QJ):- Orodyahan caanka ah ee Maxamed Faarax ayaa habeenkii xalley ku guuleystay Orodka 5000 Mitir. Maxamed Faarax, oo u ordayay Dalka Britain ayaa guul wayn kasoo hooyay tartan Olombikada ee sanadkan lagu ciyaarayo dalka Brasil. Maxamed Faarax waxaa uu ka guuleystay Orodyahano ka socda kontameeyo dal oo aduunka ah kuwaasi oo…
