“In La Yidhaahdo Waxay Guursatay Walaalkeed Waa Gardaro..” Ilhaan Cumar
Minnesota 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo u sharraxan Golaha Wakiillada ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, ayaa diiday eedaymo loogu jeediyey inay ka been sheegtay nidaamka ay u martay Guurka Nin ku nool Dalka Ingiriiska, kaasi oo Warbaahinta Maraykanku sheegeen inuu ahaa Walaalkeed oo ay doonaysay inay Maraykanka ku geyso…
