Wiil Hore U Diiday Qisaas Xukuumaddu Ku Fulisay Dad Gacan-Ku-Dhiiglayaal Ahaa Oo Markale Ka Horyimi Dhawaaqyada Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guuleed Axmed Jaamac oo sheegta inuu yahay oo sheegta inuu yahay guddoomiyaha hay’ad xuquuqal iinsaan oo Somaliland ka jirta, ayaa si weyn u naqdiyey awaamiir fusuqa iyo dhaqan xumada lagaga hortegayo oo dhawaanahan kasoo baxayey guddida wanaag farista iyo xumaan-reebista Somaliland, kuwaas oo bulshadu si weyn ugu diirsatay. Guuleed Axmed Jaamac…

Read More

‘’Waan soo dhawaynayaa in Faratoon loo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Laakiinse Waa in aanay Halkaas ku Joogsan’’ C.kariin Axmed Mooge

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge ayaa soo dhaweeyay Talaabada uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka soo Jeeda Gobolka Sool. Cabdikariin Axmed Mooge Wuxuu xusay in Beesha dhexe ay qaadatay Mansabyadii Jaangoynta Siyaasada Somaliland Iyo Hay’adihii kale ee Distooriga ahaa Waxaanu…

Read More

Sharmaarka Geelle Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada iyo Nuxurka Khudbad uu ka Jeediyey Qallin jebintii Dufcadii 15aad ee Jaamacada Camuud ka Baxda DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Sharmaarke Geelle horena u ahaa Xoghayaha Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Mar uu doraad ka hadlayay Qalin jebinta Dufcadii 15aad ee Ka Baxda Jaamacada Camud Waxa uu Balanqaaday inuu Shaqaalaysiinayo ardaygii ugu sareeyay Xili aanu Weli la wareegin Xilkii Hay’ada Shaqaalaha.

Read More

Waaxda Xog raadinta Baadhista Xasuuqii Somaliland oo Ka Hadlay Xabaal Wadareedyo Meelo kala duwan oo Somaliland ah laga helay

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha   Waaxda  Kaydka  iy o raadinta Xogta ee Guddiga Baadhista Xasuuqa ee Somaliland Mudane Cabdirashiid maxamed  Daahir oo Warbaahinta  Dawladda xafiiskiisa  ugu waramayay    ayaa ka warbixiyay Koormeer ay sedex Kooxood (three Teams)oo uu Hogaaminayo  bishan Ogost                                      ay ku soo mareen Deegaanada Ceelafweyn ,Ceerigaabo ,Togdheer iyo Saaxil   . Mudane Cabdirashiid maxamed Daahir …

Read More

Marwada Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiiro ka qayb galay Qallin Jebinta arday ka Baxday Dugsiga Farsamada Gacanta ee Kuwait Maamusho DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa ka qayb galay Xaflada Qallin jebinta ardayda Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta ee Mac’hadka Kuwait . https://www.youtube.com/watch?v=jM_1o9vxbsM

Read More

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Bar Kuma Taal ka Dhigay Shaqaale Wasaaradiisa ah oo Ka Cawday Lacago laga Jaray Iyo Shaqadii oo laga Saaray

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Wasaaradda Beeraha JSl Ayaa war qoraala ka soosaaratay eedaymo iyo cabashooyin ay wasaarada u jeediyeen qaar ka tirsan shaqaaleheeda oo loo tabobaraayay xarunta cilmi baadhista ee ABURIIN. Warkan qoraalka ah oo uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda beeraha Dr Maxamed Awdaahir Ibraahin oo Nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog…

Read More

Musharrax Donald Trump Oo Sheegay Inuu Imtixaami Doono Muslimiinta Mareykanka Gelaysa

Washington 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin adag oo lagu hubinaayo Dadka Muslimiinta ah ee galaaya dalka Mareykanka hadii uu ku guuleysto xilka Madaxtinimada dalkaasi. Trump ayaa sheegay qorshihiisa hubinta Muslimiinta dalka Mareykanka inay tahay inuu ka qaado Imtixaan ku aadan gelitaanka dalka Mareykanka,…

Read More

Dhiigga ku furma Maskaxda Oo La sheegay In Sigaar cabbistu Ay kaalin Laxaad Leh Ka Qaadato

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Daraasad cusub oo lagu sameeyay dalka Filand, ayaa lagu sheegay in tirada dadka u geeriyooda dhiigga ku furma maskaxda ay hoos u dhacday kadib markii tirada dadka sigaarka cabbaa ay hoos u dhacday.   Daraasaddan ayaa dhiiri-gelin  u noqotay dad badan oo sigaarka aad u cabba, waxa aanay aad u caawisay …

Read More

‘’Waxaan Rajaynayaa in dabaysha siyaasadeed ee  isu guurka ah ee somaliland ka dhacaysa ay meel wanaagsan ka geli doonaan,Punt Landna..’’ Wasiir Xaglo Toosiye

Buuhoodle 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo socdaal hawleed ku jooga Magaalada Buuhoodle ayaa ka waramay  xaalada  siyaasadeed iyo ta bulsho ee Gobolkaasi, waxana uu digniina u diray maamul goboleedka PL Somalia oo isku deyaya inay carqaladeeyaan deganaansha Gobolkaasi.   Wasiirka caafimaadka DrSaleebaan Ciise Axmed xaglotoosiye waxa uu…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Mudane Caddaani oo Amar Madaxtooyada Laga Soo Faray Shaqadii kaga Caydhiyey Weriye Muniir Axmed Cigaal DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Muniir Axmed Cigaal oo ka hawl galijiray Telefeeshinka Qaranka Somliland ayaa laga joojiyay shaqadii Wasaarada Warfaafinta. Muniir Axmed Cigaal oo sidoo kalena ah Guddoomiyha Warbahinta Somalilandtoday Media Group, ayaa saxaafadda uga waramay hanankii loo maray shaqo joojintiisa iyo arrimo kale, wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay. “Hilaaddii sannadkii 2011kii, ayaan ka mid noqday…

Read More

Fannaanada Nasteexo Indho oo ka hadashay Cida Mas’uulka ka ahayd in Hargaysa loogu diido Bandhig ay ku qaban lahayd DAAWO

Dubai 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Fannaanada Nasteexo Indho oo dhawaan Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland uu ka Joojiyey Bandhig fanneed ay ku dhigi lahayd Magaalada Hargaysa ayaa markii kowaad ka hadashay Sidii loola dhaqmay iyo aragtida ay ka qaadatay diidmada loo diiday inay Hargaysa ka dhigto Show. https://www.youtube.com/watch?v=lhME62Nlq8I

Read More

Falanqaynta Middabada Isku Shaandhaynta: Muuse Biixi Maxaa Ugu Jira Isbedelkan Madaxweyne Siilaanyo Sameeyay?

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Siilaanyo wuxuu sameeyay isku shaandhayn muddo la saadaalinayay. Inkastoo uu marar dhawr ah talaabadan oo kale qaaday, haddana, waxa loo arkaa tii ugu balaadhnayd ee uu sameeyo. Laga yaabaa in wax kale dhiman yihiin, balse markaan eegno inta hadda soo baxday, meelaha ugu muhiimsan ee ubucda u ahi waa sadex…

Read More

Xilal Su’aalo Dhaliyey,Wasiiro Hoos loo dhigay,Kuwo la Naawilayay oo Laga Reebay,Mas’uuliyiinta Heshiiskii Dekeda Berbera Galaaftay Iyo Khilaaf Lagu Xaliyey Dhinac kastaa ha Guulaysto

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Abbaaro Rubuc saac markii ay goor-sheegta Bariga Afrika dhaaftay habeen badhkii ay soo gelaysay Isniintu, ayaa xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu warbaahinta soo gaadhsiiyey digreeto ka soo baxday madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo xambaarsan xilal magacaabis, is-ku-beddel iyo xil-ka-qaadis saamaysay 47 kursi oo ka…

Read More

Xil ka qaadistii Eng Cali Xoor Xoor oo Ka Maro kacday Xog uu Wargayska Geeska Africa ka faafiyey oo uu hore u beeniyey Jiritaankeeda

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- 14kii May ee sannadkan ayaa uu Wargeyska Geeska Afrika baahiyey xogo uu helay oo sheegaya in maareeyaha dekedda Berbera uu ka biyo diiddan yahay heshiiska ay xukuumaddu la gelayso shirkadda DP World, gaar ahaan in uu saluugay masiirka mansabkiisa maareeyenimo iyo weliba shaqaalaha dekedda ee heshiiskan ka dhalan doona marka uu…

Read More

Hadhiimo Sharafeedkii ugu Weynaa ee Lagu Soo dhaweeyo Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha iyo Xubno ka Mid ah Wasiirada Cusub iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa maalintii shalay hadhimo sharafeed u sameeyey masuuliyiinta cusub ee uu madaxweynuhu magacaabay oo uu hormood u yahay wasiirka Arrimaha Gudaha Yaasiin Farotoon. Munaasibada hadhimo sharafeedka oo ka a dhacday hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxa ka soo qaybgalay madaxda dawladda, madax dhaqameed iyo…

Read More

“Beeshayda dhulbahante tabashooyin ayaan ka jira… waxaanu sheegayaa in Beesha dhexa Ee Isaaq isbaarooyin badan laga qaaday..”Cali Sandule DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Cali Maxamed Sandule ayaa markii kowaad ka hadlay dareenkiisa ku aadan Xil ka qaadistii uu Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay. Wasiirkii hore ee Wasaarada arrimaha qoyska Cali Sandule, ayaa sheegay innuu ku qanacsan yahay xil ka qaadista, isla markaana wuxuu sheegay innaanu…

Read More