Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Awdal ee Loo Bedelay Gobolka Sool Mr Ramaax oo ka Dareen celiyey Bedelkiisa Cusub

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabkii hore ee Gobalkii Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, oo hadda Madaxweynuhu u magacaabay Badhasaabka Gobalka Sool, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in loo magacaabo oo Guddoomiye looga dhigo Gobalka Sool, waxaanu tilmaamay inuu soo dhaweeynayo in Lixda Gobol ee Somaliland afar Gobol oo ka mid ah uu Badhasaab…

Read More

Wasiirul Dawlihii Hore ee Arrimaha Dibada Dr Maxamed Rashiid oo Madaxweyne Siilaanyo uga Mahadceliyey Mudadii ay soo wada shaqeeyeen

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru-dawlihii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Mudane Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo ka mid ahaa masuuliyiinta isku-shaandhayntii uu madaxweyne Siilaanyo xilka kaga nasiyey, ayaa qoraal kooban oo uu ku cabbirayo dareenkiisa la xidhiidha xil ka qaadistan iyo xidhiidhka isaga iyo madaxweyne Siilaanyo. Mudane Dr. Maxamed Rashiid oo ah aqoonyahan, qoraa…

Read More

Somaliland: Waa Kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arrimaha Daakhiligu Md Faratoon?

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo,) ayaa siyaasiga Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka soo jeeda degaanka Sool u magacaabay xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Haddaba, waa kuma siyaaasiga Madaxweynuhu u magcaabay xilkaas, sidee ayeyse rayul-caamka bulshadu u aragtay magacaabistiisa, waxaanna arrintaas warbixin kooban ka diyaariyey weriye Carraale M….

Read More

Goormaa la Qabanayaa Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland, Maxaase Caqabad Hor-taagan? DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Cabdillaahi Faarax Maydhane, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday inay Wasaarad ahaan diyaar u yihiin qabashada Tartanka gobollada Somaliland oo sannadkii hore fashilmay, ka dib markii inta la bilaabay la dhammaystiri kari waayey ee ay hakadeen. Hase-yeeshee, Wasiir Maydhane ma sheegin wakhti go’an oo…

Read More

Muxuu Daaranaa Kulan uu Madaxweyne Cabdiweli Gaas la Qaatay Saraakiisha Ciidamada Maamulkiisa?

Garoowe 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku-xigeenkiisa iyo dhammaan taliye qaybeedyada gobollada Puntland.   kulankaan u dhexeeyey Madaxweynaha iyo saraakiisha ciidanka Booliska ayaa daarranaa sidii looga wada tashan lahaa amniga gudaha Puntland,  si looga gaashaanto damaca…

Read More

Dareenka Boorama, Sanaag, Sool ee Magacaabida Taliyaha C. Qaranka Nuux Tani & Nasteexada Odey Maxamed C. Obsiiye!

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Mudadii ka dambaysay maqalka isku-shaandhayn Madaxweyne Axmed M. Siilanyo ku sameeyey xukuumada, waxa isa-soo tarayey dareeno kala duwan oo bulshada Somaliland guddo iyo dibed-ba ka bixinayeen aragtiyahooda ku waajahan shaqsiyaadka loo magacaabay xilalka cusub ama isbedel lagu sameeyey xilalkii ay hore u hayn jireen, taasoo dadku qofba siduu u arko uga…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Madax Kale oo ka Qayb galay Dufcadii 15aad ee ka Baxda Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorama DAAWO

Boorama 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maanta socdaal shaqo ku tegay Gobolka Awdal ayaa Magaalada Boorama kaga qaybgalay munaasabad ay jaamacadda Cammuud kaga Qalin jebinayeen dufcaddii 15-aad ee ka baxda jaamacadaasi oo ka Koobnaa 600 oo arday. Xaflada ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiin…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Qallinkiisu ka Maagay Xil ka qaadis ama Isku Shaandhayntiisii u danbaysay oo uu ka reebay Wasiirada Beeshiisa ka soo Jeeda

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo waxa taariikhda u galaysa inaanay isku Shaandheyntii ugu dambayay ee lagu sameeyo golaha Xukuumaddiisa, aannu taaban Wasiirrada ka soo jeedda beeshiisa ee kala ah Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Cabdi Guray, Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaynta Cali Xasan Maxamed (Cali Marreexaan), Wasiirka dib…

Read More

Cali Guray Oo Luuqad Adag Ugu Jawaabay Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Dhabar Jab Ah U Jeediyey Axmed Mire Iyo Ismaaciil Buubaa + Faysal Oo Siyaasi Buubaa Ku Tilmaamay Hawlgab Soo Dhacay DAAWO

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Xuseen ayaa si ba’an u weeraray siyaasiyiinta Axmed Mire Maxamed iyo Ismaaciil Buubaa oo uu ku tilmaamay in ay dabada ka riixayaan shir beeleed uu ku tilmaamay in haddii uu talada hayn lahaa aan dalka laga qabteen oo wada jirka umadda waxyeelo…

Read More

Sababta uu Wasiir Warancade Ku Waayay Xilkii Balaadhnaa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Sadex Qodob ku Soo Ururtay

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Cali Maxamed Warancade oo ahaa Wasiirkii 3aad ee Soo Qabtay Xilka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudadii Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka mid ahaa Shakhsiyaadkii laga bedelay Xilkaas loona Magacaabay inuu Noqdo Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya. Inkasta oo ay Madaxweynaha Gaar u tahay Sababta uu Xilkaas uga Bedelay hadana Marka la ablo…

Read More

Aragtida Xildhibaanada Gobolka Sool ee Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyay Golihiisa Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hambalyeeyey Digreetadii uu ku magacaabay masuuliyiinta cusub. Mas’uuliyiinta ka dhex Muuqday Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolka Sool Salaanka ka soo fuulay ayaa kala ah. 1.Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha 2.Guuleed Maxamed…

Read More

Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Saraakiishooda oo Dareen Farxadeed ku Qaabilay Magacaabista Taliyaha Ciidamada Nuux Taani

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Saraakiisha iyo saraakiil Xigeenada kala duwan ee Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa, siweyn usoo dhaweeyay Magacaabista Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye-Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo kaalin mug leh kasoo qaatey Dhismihii Ciidamada Qaranka Somaliland ee Difaaca dalka. Fadhiisimooyinka kala duwan ee Ciidamada Qaranka Somaliland ku leeyihiin jiidaha ay ku sugan…

Read More

Siyaasi Cabdi Casiis Samaale oo Ka Qayb galay Shirkii Gudida Fulnta Xisbiga Kulmiye,Sheegayna In Kulmiye Mar Kale Guulaysan doono

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa si Kadiso ah uga soo dhex Muuqday Kulan ay Shalay lahaayeen Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay Siyaasada isku Seegeen Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi Isla markaana hore u…

Read More