“Xukuumaddu Meel Bay Nagaga Dhacday, Casuumaddii Ay Naga Aqbashay Inay Nagaga Baxdaa…” Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar, ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland kaga baxday Casuumad ay u fidiyeen oo ay ka aqbashay, hase-yeeshee nasiib-darro ay ka soo qaybgeli wayday Shirweynaha Beelaha Garxajis oo shalay lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Hargeysa oo uu laba cisho ka socday. Suldaan Cismaan waxa uu sheegay in Xukuumaddu kaga…

Read More

Xafiiskii Wasaaradda Warfaafinta Ee Gobolka Awdal Oo Albaabada Loo Xidhay & Qalabkii lagu Shaqeynayay Oo Loo Haysto Kiradii Guriga

Boorama 16.Aug 2016 (SDN/QJ):-Xafiiskii wasaaradda Warfaafinta, dhaqan iyo wacyi-galinta Somaliland ee Gobolka Awdal, ayaa  bishan u xidhan Kiradii laga bixin jiray Guriga xarunta u ah Telefishanka Qaranka iyo Idaacada Radio Hargeysa.   Xafiiska ayaa wasaaradda warfaafinta ugu kireysnaa Lacag dhan $300 waxaana la sheegayaa in Mulkiilaha Guriga iska leh aan la siin lacagtii kirrada 8…

Read More

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Oo Booqasho Ku Tagtay Xarunta Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Marwo Sam sam Cabdi Aadan ayaa booqasho ku timi Xarunta Ciidanka Dabdemiska Caasimada Magaalada Hargeysa. Wasiirka waxaa halkaa ku soo dhaweeyay Maamulka ciidanka Dabdemiska oo ay ugu horeeyaan Taliyaha Ciidanka Axmed Xasan Sawaaxili,Agaasimaha Guud Ee Maamulka Cabdiqaadir Cumar Xaashi ,Suldaan Axmed Daahir oo ka mida Guddida Dabdemiska iyo…

Read More

Halkee ayuu ku  dambeeyay Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid oo Tix Gabey ah ku taageeray  Weerarkii Paris?

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii uu Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gama’diid maanso ku taageeray weerarkii bishii December ee sanadkii hore lagu qaaday magaalada Paris ayaa waxaa ay ciidamada booliiska Somaliland xabsiga u taxaabeen Abwaankaasi 7 bishii 12 2015. Abwaanka waxaa ay ciidamada Booliiska Somaliland kusoo oogeen dacwad nuxurkeedu ahaa inuu taageero u muujiyay   kooxaha…

Read More

Xildhibaan Bukhaari oo Ka Hadlay Sababta Siyaasi Yaasiin Faratoon looga dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha & Talooyin uu u soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bukhaari oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ee Ku Abtirsada Xisbiga Kulmiye lagana soo doortay Gobolka Sanaag ayaa Sheegay in Siyaasi Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) oo loo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Guduhu ay salka ku hayso Sidii uu Xal uga Gaadhi lahaa Shaqaaqo Gobolka Sool Ku dhex martay Laba…

Read More

 “Dhengadii Qodaxda Lahayd  ee Berigii Hore La Isu Dhiibi Jiray Waanu Tuurnay, Dhenged Dembe Oo Qodax Leh Oo La Isu Dhiibayaana Jiri Mayso” Qaar Ka Mid Ah Mujaahidiintii SNM Oo Ka Hadlay    Shirarka Siyaasadaysan Ee Beelnimada Loogu Gab-bannayo

 “Nin Baa Beri Lagu Yidhi Hebelloow Hoo Koobkan Caannaha Ah [Cab] Dabadeed  Caanihii Buu Sida Shaaha Fiririq-Saday Isaga Oo Afka Ka Dhawraya, Markaasaa Lagu Yidhi Waar Dee Waa Caanno’e   Qudh-Qudhi,  Kolkaasuu Yidhi   Mar Hore Ayaan Caano Ku Gubtay” – Muj. Baashe Faarax “Maalmo Aanu [Muuse Biixi] Is Haynay Wey Jirtay Oo  Marna Tiisii Bey Noqotay…

Read More

Muxuu Salka ku Hayaa Khilaaf Gacan ka hadal sababay oo Qasriga Madaxtooyada Somaliland Ku dhex Maray Wasiirada Madaxtooyada Iyo Hawlaha Guud?

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo guriyeynta Cali Mareexan ayaa Dagaal gacan ka hadal ahi ku dhex maray Qasriga Madaxtooyadda Somaliland.   Labbadan Wasiir ayaa waxa la sheegay in ay isku maandhaafeen Lacagta Heshiiska DP World oo laga qadiyey Wasiirka Hawlaha Guud.   Maalmihii…

Read More

Daraasad Si Cilmi ah u Soo Bandhigtay Dalalka Maanta ay Ku Nool Yihiin Raga Adduunka ugu Dheer,Kuwa ugu Gaaban Iyo Isbarbar dhiga dhinaca Haweenka ee Sheekadan

Latvia 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Daraasad nooceedu adduunka ku cusub yahay oo lagu sameeyey markii ugu horraysay taariikhda dadka adduunka ugu dhaadheer iyo kuwa ugu gaagaaban ayaa lagu ogaaday dalalka ay ku nool yihiin haweenka adduunka ugu dhaadheer iyo ragga ugu dhaadheeri iyada oo ay daraasaddani daaha ka rogtay in ragga waddanka Holland u dhashay ay…

Read More

Cali Guray oo Afar Mas’uul  oo Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo saamaysay Si Gaar ah uga Hadlay Soona dhaweeyay Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Isku shaandhayntan wax aan ka sheego oo badan garan maayo oo wax iska yar shakhsiyaadka aan ka garanayo inta ay saamaysay isku shaandhayntu. Waxan si fiican u aqaan laba wasiir oo cusub oo kala ah Wasiirka Arimaha Gudaha oo loo agacaabay Yaasiin Faratoon iyo Wasiirka Duulista Iyo Hawada oo loo magacaabay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Federaalka Mr Odowaa oo Gaadhay Magaalada Cadaado Iyo Ujeedada Safarkiisa

Cadaado 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Odowaa ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug.   Mudane C/rixmaan Odowaa ayaa u tagay magaalada Cadaado sidii uu ukormeeri lahaa magaalada maadaama ay ka dhacayaan doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka.   Sidoo kale ujeedada safarka wasiirka…

Read More

Lacagta La kala siistay Ciyaaryahan Pogba Maxay Kaloo goyn Lahayd, DAAWO

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciyaaryahanka dalka faransiiska ee Khadka dhexe uga ciyaara kooxdamanchester United ee dalka ingiriiska waxa uu sanadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa wayaabaha qaaliga ah ee ay goyn lahayd lacagta la kala siistay Ciyaaryahanka oo dhan 120…

Read More

Wasiir Warancade oo la Soo Weriyey inuu Ku Gacan Saydhay Xilka Cusub ee Wakiilka Somaliland u Fadhiya Itoobiya ee Xalay loo Magacaabay Una Arka in la Masaafurinayo

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore Arrimaha Guddaha Md Cali Maxamed Waran-cade, Oo xalay Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya, ayaa si rasmiya u diiday inuu qabto xilkaas, isagoo kugacansaydhay qabashadda xilkan xalay Madaxweynuhu u magacaabay. Ex Wasiir Waran-Cade ayaa xalay Madaxweyne Siilaanyo xilkii Wasaaradda Arrimaha Guddaha ka qaaday, isagoo u dhiibay Danjiraha…

Read More

Garabka Jamaal Cali Xuseen Hogaaminayo oo Ka Hadlay Sida ay u arkaan Racfaan uu Gudoomiye Faysal ka qaatay Xukunkii Khilaafka Xisbiga Ucid

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID kana mid ah garabka uu hogaaminayo musharax Jamaal Cali Xuseen mujaahi Cali Gurey ayaa ka hadlay ambiilka ama racfaanka uu ka qaatay gudooamiye Faysal Cali Waraabe go’aankii ay khilaafka xisbiga UCID kasoo saareen gudida diiwaangalinta ururada siyaasaddu iyo waliba dacwada uu maxkamadda sare u…

Read More

Garabka Faysal Oo Rafcaan Ka Qaadanaya Go’aannadii Guddida Diwaangelinta Ururrada Iyo Khilaafka UCID Oo U Gudbaya Maxkamadda Sare 

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Garabka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa caddeeyay in aanay ku qanacsanayn Go’aannadii Guddida Diwaangelinta ururrada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranku ka soo saareen Khilaafkii u dhexeeyay Garabkooda iyo Garabka Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen, sidaa daraadeedna Go’aansadeen inay Maxkamdda Sare u gudbiyaan rafcaan ka dhan ah Go’aankii Guddida…

Read More

Dawladda Somaliland Oo Wada-hadallada Khaatumo Ka Dib, Shirineysa Beesha Dhulbahante & Dhawaaq Middi Middi Ku Taag Ah Oo Ka Soo Yeedhay Buuhoodle

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in Beelaha Dhulbahante guud ahaan loo qaban doono Shirweyne Guud, ka dib Wada-hadallada u socda Xukuumadda iyo Kooxda la baxday Khaatumo ee uu hoggaamiyo Dr. Cali Khaliif Galaydh.   Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iy Wacyi-gelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxar-diid (Caddaani) oo Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa…

Read More

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somalia Maxamed C. Carte Iyo Wasiirka Warfaafinta Maareeye oo Socdaal Lama Filaan ah Galay, U Quus Goynta C.Weli Gaas Iyo Baaxaadega Siyaasada Somalia DAAWO/DHAGAYSO

Muqdisho 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ra`iisulwasaare kuxigeenka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte (Qaalib) & Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumada Max’ed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa qaatay go’aan lama filaan ah waxaya bilaabeen in ay u safraan Koonfur Galbeed & Galmudug oo ay ka doonayaan in ay ka dhaadhiciyaan qorshahooda ku aadan diidmada qodobadii Madasha Wadatashiga ee…

Read More

Waraysi Dhinacyo Badan Leh oo Weriye Sagal Mustafe Jigjiga Kula yeelatay Madaxweynaha Soomaaliya DAAWO

Jigjiga 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dhawaan Socdaal ku Yimid Xarunta Jigjiga ee xarunta dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayey Waraysi dhinacyo kala duwan leh oo ujeeddada Safarkiisaasi salka ku haysaa ka mid tahay iyo waxa uu Jigjiga kula kulmay la yeelatay Weriye Sagal Mustafe Xasan Nuur oo ka tirsan Universal…

Read More