Wasiirka Duulista Somaliland Oo Sheegay In Aanay Jirin Baahi Xilligan Dib Loogu Dhiso Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Borama
Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Cumar Maxamed Faarax, ayaa sheegay inaan Wakhtigan loo baahnayn in dib u dhis lagu sameeyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boorama. Wasiirka oo hadlayey Munaasibad Xadhigga lagaga jaray Waddada Dila iyo Kalabaydh oo la dhisay, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in dib loo…
