Su’aalo Ku Xeeran Muuqaallo Madaxtooyadu Dabada Ka Riixayso Oo Maalgashiga Marsada Berbera Lagu Faaqidayo DAAWO
Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland, ayaa dabada ka xiiraysa barnaamij muuqaal ah oo lagu lafo gurayo taariikhada marsadda Berbera, kaas oo maalmahan dambe si weyn loogu dhex arkayey muuq baahiyayaasha afka Somaliga ku hadla iyo waliba website-yada qaarkood. Barnaamijkan muuqaalka ah oo soconaya muddo 45-daqiiqo ah, isla-markaana uu daadihinayo weriye Cabdirisaaq Terra oo katirsan…
