Xeerka UCID-baa u Diidaya inuu Mar-3aad Musharrax Isku soo Taago Faysal, Xisbiguna Wuxuu Xisbi Qaran Ku Noqonayaa Marka Laga Badbaadiyo…?
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Faysal Cali Waraabe wuxuu si cad u jebiyey Xeerka Xisbiga Ucid, §Qoddobkiisa 27aad oo sheegaya in aanu Xisbiga u tartami Karin laba jeer wax ka badan Musharaxiinta Madaxweyne iyo madaxweyne-ku-xigeenka. Waxanu laba jeer Doorashadda Madaxtooyadda Xisbiga Ucid uga soo qaybgalay laba jeer oo ku kala Taarikhaysnaa 2003-dii Doorashaddii Madaxtooyadda taasoo lagaga…
