Maamul Goboleedka Puntland oo gacanta ku dhigtay gaadiid ciidan oo Galmudug ugu soo degay dekadda Boosaaso
Boosaaso 29.August 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada ka tirsan maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaadiid ciidan oo maamulka Galmudug uga soo degay Dekedda Boosaaso. Sida ay sheegayaan wararka gaadiidkan ayaa ah kuwa loo yaqaano cabdi-bilaha ee lagu rakibo qoryaha iyo gaari kuwa aan xabada karin. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in gaadiidkaas ay u soo socdeen…
