Mid kamid ah Ragii Weeraray Banaadir Beach oo nolosha lagu qabtay (Daawo Sawirada)

Muqdisho 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa nolosha ku qabtay mid kamid ah ragii katirsanaa Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee xalay weerarka ku qaaday Maqaayada Banaadir Beach ee kutaala xeebta Liido. Taliyaha Nabad sugida Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Sonna u sheegay in Ciidamada Nabad Sugida qabteen isaga…

Read More

“Somaliland waa Astaanta Guusha, Marka la barbar-dhigo Dalal badan oo Afrika ah…” Mr. Scott M. Weber

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Hay’adda Caalamigaa  ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber, ayaa sheegay inay Somaliland tahay Astaanta guusha marka loo eego waddamo badan oo Qaaradda Afrika ku yaalla, ka dib markii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo kula kulmay Qasriga Madaxtooyada oo uu ku qaabbilay, arrimo kala duwanna kaga wadahadleen. Waxaa…

Read More

Khubaro Daahfuray Dhibaatooyinka Caafimaad Ee Maraq Digaagga Macmalka ah (Qoraal Digniina)

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsadaa waxaanan maanta qormadan caafimaadka ku eegi doonaa dhibaatooyinka caafimaad ee Maraq Digaaga iyo waliba tamaandho qasaaca loo yaqaano gurgurta. Waa mawduuc muhiim u ah qoys walba oo Soomaali ah inay wax ka…

Read More

Guddi Loo Xilsaaray maaraynta Tahribka Oo la kulmay Raysal Wasaraha Somalia

Muqdisho 26.August 2016 (SDN/QJ):- Kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan guddiga heerka wasiir ee u xil saaran maareeynta siyaasadda tahriibka ayaa lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana ka soo qeyb galeen xubnihii ka tirsanaa guddiga heer Wasiir ee horey loogu xil saarey maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka.   Guddigan oo ka koobnaa Wasaarada Amniga, Wasaradda…

Read More

Maamulka Puntland Oo Mamnuucay Gaadiidka uga Imanaya Koonfurta Iyo Badhtamaha Somalia Waa Maxay Sababtu?

Garowe 26.August 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Puntland ayaa mamnuucay Gawaarida maamulka Puntland kasoo galaysa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.   Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in maamulka Puntland ay joojiyeen Gawaarida ka imaanaysa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.   Puntland waxa ay sheegtay in ay muhiim tahay in la adkeeyo amniga…

Read More

Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Dhalinyarta Ugu Baaqay Inay Muujiyaan Cududooda Rabaaniga Ah, Ayna Gaadhay Wakhtigii Ay Dalka Hogaamin Lahaayeen

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye(Madaxweynaha Mustaqbalka) Oo ka mid ah Siyaasiyiinta da’da Yar ee reer Somaliland ayaa dhalinyarada ugu baaqay inay muujiyaan Cududa rabaaniga ah ee Alle kuu manaystay,una xayd xaytaan sidii ay doorkan uga qayb qaadan lahaayeen Hogaaminta Dalka,waxa uu qaylo dhaan ka soo saaray Marxalada ay dhalinyarada reer Somaliland hadda…

Read More

Laba Weerar oo Kala Duwan oo Alshabaab Caawa Ku Qaaday Maqaaxi Ku Taal Xeebta Liido,Iyo Degmda Baardheere Iyo Khasaaraha ka dhashay

Muqdisho 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Caawa qarax Isiidaamin iyo Weerar Toos ah lagu qaaday Maqaayada Banaadir Beach ee kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaana wali gudaha Maqaayada laga maqlayaa rasaas xoogan oo la is dhaafsanayo.   Rag hubeesan oo lagu qiyaasay shan ilaa Sadex nin ayaa qaraxa kadib gudaha u galay Dhismaha Maqaayada Banaadir…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Golayaasha Qaran ee Dalka Somalia oo Ka Qayb galay Aas Qaran oo loo Sameeyay General Maxamed Cali Samatar & Baroordiiqdii lagu xusay DAAWO

Muqdisho 25.August 2016 (SDN/QJ):- Waxaa goordhaw xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho Aas heer Qaran ah loogu sameeyay Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Maraykanka,Isagoo Xilal badan ka soo qabtay Taliskii Maxamed Siyaad Barre oo uu ahaa Qofka Labaad ee ugu Darajada Sareeyay . https://www.youtube.com/watch?v=nJx56_lUBCM

Read More

‘’Waxaan Dhawaan Bilaabnay Wada Hadal u dhexeeyay Nimanka Soomaali diidka ah ee Somaliland iyo Maamulka Khaatumo Waxaa Nasiib daro ah Diiwaangelinta la Bilaabay’’ Ku Xigeenka Hogaamiyaha Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kooxda uu hoggaamiyo Cali Khaliif Galaydh ee Maamulka Khaatumo la baxday, ayaa si adag uga Hadlay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland ee Ka Socota Gobolka Sool iyo Deegaano ka mid ah Gobolka Buuhoodle. Cabdalle Cali Haybe oo Khaatumo ugu magacaaban Madaxweyne ku-xigeen, ayaa Telefishinka Somnews u sheegay in qodobbada lagu heshiiyay ee hor-dhaca…

Read More

Wefti Ka Socda Pun land oo Booqasho Ku Jooga Buuhoodle Isla Markaana Sheegay Inay Bulshada Gobolkaasi ka Difaaci doonaan Somaliland

Buuhoodle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wafdi balaadhan oo ka socda Puntland ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay maanta magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn.   Wafdiga waxaa hoggaaminaya Wasiir kuxigeenka amniga Putland Cabdicasiis Maxamed, waxaana kamid ah wasiir kuxigeenka qorshaynta iyo taliye kuxigeenka ciidanka daraawiishta Puntland.   Ujeedka ay halkaasi u tageen aya waxaa saxaafadda uga warbixiyay…

Read More

“Maayar, Waxaanu Garanaynaa Hantidaad Maanta leedihiin Iyo Sidaad ahaydeen Maalintaad Noo Timaaddeen 25-kiinu..” Maayarka Hargeysa Oo La Waydiiyey Su’aallo Fadhiga u diiday iyo Gar-naqsigiisa DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maayarka Caasimadda Hargeysa oo lagu Marti-qaaday Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee Telefiishanka Madaxa-bannaan ee HCTV, ayaa Dadweynihii ka qayb-galay oo u badnaa dhallinyaro waxay waydiiyeen Su’aalihii ugu adkaa. Maayar Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa Barnaamijkan oo muddo Labada Saacadood ka badan ka socday Huteelka Green Plaza, lagu waydiiyey Su’aalo la xidhiidha waxa…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Gaashaanka u Daruuray Dalab Mudo Kordhin Kale oo Guurtidu u samayso

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Iyada oo mudooyinkii danbe ay isa soo tarayeen wararka sheegaya suurtogalnimada in muddo kordhin labaad loo sameeyo madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici ayaa warar soo baxayaa waxay sheegayaan in madaxwayne Siilanyo ganafka ku dhuftay soo jeedin muddo kordhineed oo loola tagay.   Warar uu Wargayska geeska Africa helay ayaa sheegya…

Read More

“Cidda Shakiga Qabtaa Shacabka Maaha ee Waa Siyaasiga Cararaya Kolna Dhuumanaya..” Prof: Gees DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Prof: Maxamed Siciid Gees, ayaa sheegay in mawqifka Shacabka Somaliland cad yahay tan iyo markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taaggeeda 18 May 1991-kii, balse Cidda Shakisani tahay Siyaasiyiin kolba dhinac u carara oo Somaliland iyo Soomaaliya u kala dab-qaadaya, mararka qaarna is-qariya oo dhuumasho ku jira. Waxa uu Prof: Gees saadaaliyey natiijada ka…

Read More

“Waxaan Ka Qaylin Doonaa Khayriyadaha, Waayo? Toddoba Sannadood Baan Aamusnaa….” Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige oo doraad Xilka Wasaaraddaa la wareegay, ayaa muujiyey inuu ka qayb-geli doono ololaha Doorashada ee Xisbal-xaakimka KULMIYE oo uu Waxqabad ku amaanay, waxaanu ballan-qaaday in 7 Sannadood oo uu Aamusnaa ka dib, ka hadli doono fagaarayaasha Dalka.  …

Read More

Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo ka Dayriyay Xaalada siyaasadeed ee Somaliya DAAWO

Buuhoodle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa niyad jab ka muujiyay xaalada nabad galyo daro ee ay abuuri karaan doorashooyinka Somaliya ka dhacaya sanadkan. Proffesor Cali Khaliif waxaa uu sheegay in doorashada Somaliya ee baarlamaanka iyo madaxweynuhu ay sababi karto xaalad siyaasadeed oo kacsan, dagaallana ka dhici karaan Muqdisho iyo Banaadir…

Read More

“Wasiirkii Caafimaadka ayaa igu yidhi Yarka Ma Wax baa idinka Dhexeeya, Dabadeed anna waxaan ku idhaahdee Mayee Dee Inanku Miyaanu Reer New Hargeysa ahayn” Wasiirul Dawlaha Biyaha Mahdi Cismaan Buuri DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru dawlaha wasaaradda biyaha Somaliland Md. Mahdi Cismaan Buuri ayaa khudbad uu ka jeediyey madal ay xilka kula kala wareegayeen wasiirka cusub ee wasaaradda duulista hawada iyo gaadiidka cirka uu u magacaabay madaxweyne Siilaanyo iyo wasiirkii hore ee wasaaraddaas haatanna loo bedelay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, waxaa uu ammaan iyo…

Read More

Guddoomiyaha Ururka SOLJA oo Madaxweyne  Siilaanyo ku hor Kashifay Musuqmaasuqa Mid ka mid ah Hay’adaha Dowladda

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa Madaxweyne Axmed-Siilaanyo hortiisa ka caddeeyey Sanduuqa horumarinta Mashaariicda ee Somaliland Development Fun (SDF) uu Cunaha qabtay Mashaariicdii horumarineed ee ay Saxaafadda Somaliland heli jirtay, isla markaana Lacag Dhan Laba Milyan iyo Badh oo Doollarka Maraykanka ah oo loogu talo-galay Warbaahinta…

Read More

Cali Gurey Oo Si Maangal ah uga Hadlay Qaban Qaabada Aaska Cali Samatar,Weedho Adag Oo Uu Hawada u Mariyey Xukuumadda Somalia & Qirashadii Samatar ee Amarkii Lagu Burburiyey Somaliland Laguna Xasuuqay Dad Rayid ah DAAWO

Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo Jawaabtii ugu Adkayd u Direy Kuwa Ku Mashquulsan Qaban Qaabada Aaska General  Maxamed Cali Samatar, oo loo Tirinayo in amar ka soo baxay Lagu Xasuuqay Shacbi Somaliland ah oo aan Waxba Galabsan,Waxaanu Fariin Culusna Hawada u Mariyey kuwa Muqdisho Jooga ee Maxamed Cali Samater Maamuus…

Read More