Sagal Oo Ah Inanta Kalida U Saaraysa Wiil Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Aabbaheed Oo Ka Hadlay DAAWO

Mumbai 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Sagal Cabdi Xasan oo ah inanta kalideedi ugu deeqday Inadeerkeed oo uu dhalay Wasiir Cali Mareexaan ayaa iyada iyo abaheed Ganacsade Cabdi Xasan waxay ka hadleen dareenkooda ku aadan xanuunka ku yimi inanka ay qoyska yihiin. Arrintan oo daba joogta hadal shabakada bulshada iyo saxaafadda qaar keed baahiyeen oo ay ka…

Read More

Mid Ka Mid ah Hogaanka Dhaqanka ee Konfurta Hargaysa oo Iska Casilay Xubinimadii Gudidii lagu Dhisay Shirkii Beelaha Garxajis Iyo Sabab Siyaasadeed oo Ku dhalisay DAAWO

Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Hogaankii Dhaqanka ee Ka Qayb galay Shirkii Beelaha Konfurta Hargaysa iyo Galbeedka Burco isla markaana Lagu doortay Hogaankii Shirkaasi ayaa Shaaciyey inuu Iska Casilay Chief Caaqil Khadar Maxamed Cabdi Oo Iska Casilay Xubinimadii Guddidii Lagu Doortay Shirkii La Magac Baxay Garxajis Ee Dhawaan Hargaysa Ka Dhacay .

Read More

Kaftanka Siyaasada oo Toosh Weyn Ku Ifiyey Heerka Guul Wade-nimo ee Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Weriye Cali Cabdi Xaraare oo ah soo Saaraha Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo ka baxa Telefishanka Kalsan ayaa Diirada ku ifiyey Heerka Guul wadaynimo ee Mid ka Mid ah Mas’uuliyiintii uu Madaxweyne Siilaanyo Xilalka u Magacaabay. https://www.youtube.com/watch?v=7X1X_6lu0uE

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Celiyey inuu Murashax Yahay,Kuna Dhawaaqay Wakhtiga uu Shaacin doono DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Mar kale Sheegay inaanay Jirin Aayad u diidaysa inuu Murashax ka noqdo Xisbiga Ucid Mar kale,Waxaa Kale oo Gudoomiye Faysal xusay in Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex Jiraa uu dhawaan soo Gabo Gabaysmi doono. https://www.youtube.com/watch?v=rSH3ts1dyQk

Read More

Fannaanad Qurbejoog ah oo Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland uu Quluubteeda Ka Maydhay Mab’da ay Hore u aaminsanay & Aragtideeda Maanta

“Walaalloow Baashe, Waa Dayax 14aad Ah oo Gudcurkii Aanu 25 Sanno Ku Jirnay Naga Saaray, waxaanan Leeyahay…” Fanaannada Ayaan Taleex Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Fanaannada Ayaan Ibraahin (Taleex) oo ka mid ah fanaaniinta Somaliland ee qurbejooga ah  ayaa ka hadashay socdaal ay waqti xaadirkan ku joogto Somaliland iyo ujeedada ay u timi. Ayaan Taleex oo…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeer Ku Gaalaa-bixiyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Buuhoodle DAAWO

Balli Calanle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey degaamo ka tirsan Gobolka Buuhoodle ee Somaliland oo ay u tageen dardargelinta iyo wacyigelinta diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka dalka oo si rasmi ah uga bilaabtay gobollada Sool, Saraar iyo…

Read More

Garyaqaan Madax-bannaan Oo Farta Ku Fiiqay Caqabadaha Hor Istaagi Kara In Xukun Caddaalad Ku Dhisan Laga Soo Saaro Khilaafka UCID

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Daraasadaydan sharci waxa ay ku qotontaa qabyada sharci ee jirta ama haysta meelo badan oo qarankan JSL ah   mid kamida oo ah nidaamka ay marayso iyo sharciyada loo baahnaa in marka hore la helo ama ay jiraan marka la furayo ama laga garnaqayo ee la  dhagaysanayo dacwada noocan oo kale ah…

Read More

Wakiilka Uk u Qaabilsan Qaramada Midoobay Oo Ka Falceliyey Codsigii Shacabka Somaliland Doraad Ku Dalbadeen Aqoonsi Dhamaystiran

Nairobi 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka ingiriiska u qaabilsan qaramada midoobey Mr Mathew Rycroft ayaa wax laga waydiiyay codsi ay saxeexeen inka badan hal milyan oo muwaadiniinta Somaliland ah,kaasi oo dunida lagaga codsanayay tixgalinta xuquuqda Somaliland u leedahay aqoonsi caalami ah. Wakiilkan ingiriiska u jooga golaha amaanka iyo qaramada midoobey ayaa ka gaabsaday inuu sharaxaad ka…

Read More

Faafinta Diinta Kiristaanka Oo Meeshii Ugu Sareysay La Mareysa Soomaalida Iyo Baybal Loo Ekaysiiyey Kitaabka Qur’aanka Ah Oo Lagu Fidiyey Masaajiddada

Capetown, 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Dadka Faafiya Diinta Kiristaanka, ayaa meel halis ah la maraya Dadka Soomaalida ah oo boqolkiiba boqol ah Muslimiin Sunni ah.   Wadaaddada Diinta Kiristaanka oo doonaya inay Diinta ay aaminsan yihiin ku faafiyaan Dadka Soomaalida ah isla-markaana hore u adeegsan jiray Idaacado ku hadla Afka Soomaaliga iyo Dhaqaale Dadka lagu soo…

Read More

Khasaaraha uu Sababay Dhul Gariir Xoogan oo ka Dhacay Waddanka Talyaaniga DAAWO

Roma, 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Dhulgariir xooggan ayaa ruxay badhtamaha dalka Talyaaniga, kaasi oo sababay waxyeello xooggan islamarkaana dilay ugu yaraan 37 qof. Dhulgariirka ayaa cabirkiisa lagu sheegay 6.2 Higter oo ah Qiyaasta lagu Cabiro Dhul Gariirka kaas oo ku dhuftay dhul dhan 10 km, oo dhinaca koonfurta bari ka xiga magaalada Norcia. Dhulgariirka ayaa waxaa…

Read More

Dawlad shacabka Muslimka ka Joojisay Xidhashada dharka Asturan ee haweenku xidhaan SAWIRO

Paris 25 August, 2016-(SDN/QJ):–  Dawlada Faransiiska ayaa  Joojisay In dumarka muslimka ahi ku  dabaashaan  Dhar Asturan.   Booliiska Faransiiska ayaa xeebta Nice dharka kaga saaray haweenay Muslim ah oo xeebtaasi u tagtay inay ku dabaalato kadibna cashuuray.   Dawlada Faransiisku,  waxaa ay sheegtay in dharka asturan ee dumarka muslimka ahi xidhaan ay ka hor imanayo…

Read More

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Somalia oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday oo ay u badanaayeen shaqaalaha dowladda SAWIRO

Muqdisho, 24 August, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Somalia Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa manta ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u badnaayeen shaqaale ka tirsan xafiisyada hey’adaha dowladda. Munaasabadda oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan dowladda ayaa Ra’iisal Wasaare xigeenka gudoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin ardayda kaalimaha hore ka galay waxbarashadooda. Mudane…

Read More

Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyey Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal cabasho oo Shacbiga Somaliland adduunka kaga Dalbanayaan Aqoonsi Buuxa Iyo Dooda Garnaqsi ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane: Axmed Maxamed Silaanyo ayaa khudbad taariikhiya oo xambaarsan sooyaalka Somaliland horrayso iyo danbayso, islamarkaana uu ku jiro garnaqsi sida ay xaq u tahay aqbalaada madaxbanaanida Somaliland ee laga rabo beesha caalamka, isla markaana uu ku taageerayo cabashada dadweynuhu qoreen halkaa ka jeediyey.

Read More

” Sidaan horeba u Sheegay Waxaa Socda diyaar garow buuxa oo haatan gebogebo maraya oo aanu ku sugayno doorasho xor iyo xalaal ah oo dalkoo dhan ka dhacda” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Agaasimaha guud ee Hay’adda Caalamigaa  ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber oo fadhigiisu yahay magaalada Geneva ee xarunta dalka  Switzerland. Kulankan oo ay Madaxweynaha waxa ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Md: Cali Xuseen Ismaciil (Cali Shoombe), Wasiiru dawlaha…

Read More

Wasiirka Arimaha Dibada oo Soo Bandhigay Xaddiga Taageerada Aqoonsiga Sonaliland DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Munaasibada waxaa hadal ka jeediyey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Debeda Dr. Sacad Cali Shire oo Wasaaradiisu ka ahayd gadhwadeen iyo hawl fuliyeba cabashadan dadweynuhu ay soo qaddimeen. Waxaana wasiirku raaciyey sida loogu baahan yahay in hawl galka ictiraaf raadinta aan waxba lagala hadhin muruq, maal iyo maskax, waxaanu ku daray in qoraalkan cabashada…

Read More

“Waxaan Ka Raalli-gelinayaa Ummadda Reer Somaliland Odayaasha Reer Awdal Ee Hadlay…” Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa raalli-gelin ka bixiyey Shaki uu sheegay in laga muujiyey Shirka ay ku baaqeen Odayaasha Dhaqanka ee gobollada Awdal iyo Selel oo loo fasirtay inay ka xun yihiin soo dhawaynta loo muujiyey dadka reer Sool oo aan siyaasad ahaan si fiican uga dhex-muuqan Somaliland, waxaanu…

Read More

‘’Inaga Somaliland is Citiraafaynaa Adduun Weynuhuna uu Ku Khasban Yahay….Inay Koonfuri Wax Noqoto Waa Habeenkii Xalay ahaayoo Tagay’’ Ambassador Cawil Cali Ducaale DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyadda Somaliland Ambassador Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa waxa uu sheegay inuu adduun-weynuhu ku khasban yahay inuu aqoonsado Somaliland, isla markaana waxa uu ka hadlay nidaamka dawladnimo ee wakhtigan laga yagleelayo Soomaaliya.   “Innaga (Somaliland) Is-ictiraafaynaa Adduun-weynuhuna Uu Ku Khasban Yahay Inuu Ina Ictiraafo…Inay Koonfuri wax noqoto…

Read More