Maxkamada Distooriga ah ee Somaliland oo Maanta Guda Gashay Dacwada Xisbiga Ucid ka Dhex Taagan Iyo Dooda Labada Dhinac DAAWO
Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Sare ee Distooriga ah ayaa Maanta Guda Gashay Ka Garnaqista Khilaaf Mudooyinkii u danbeeyay ka Dhex Taagnaa Xisbiga Ucid Isla markaana u dhexeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Jamaal Cali Xuseen. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Distooriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali…
