Madaxtooyadda Somaliland oo Ka Seexan weyday Baaqyada Caalamiga ah ee Madaxweyne Siilaanyo loogu Soo Jeediyey inuu Ka Noqdo Go’aankii kala Reebista Doorashooyinka
Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xarunta Madaxtooyadda Somaliland ayaa Ka Gilgilatay Baaqyo Iska Soo Daba daba Dhacaya oo ka imanaya Dalalka Taageera Geedi Socodka Nidaamka Dimuquraadiyada Somaliland oo Walaac Xoogan ka Muujiyey Go’aankii uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Labada Doorasho ee isku Lamaanaa ee Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda Isla markaana uu Ku Shaaciyey inuu Dib u…
