Laamaha Amaanka ee Maraykanka oo Gacanta ku soo Dhigay Ninkii Gubay Masjid kuyaala Gobalka Florida
Florida 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska Mareykanka ayaa gacanta kusoo dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay dab maalintii isniintii ee Todobaadkii tegay la qabad siiyay Masjid ay muslimiinta ku cibaadeestaan oo kuyaala Gobolka Florida ee dalka Mareykanka. War kasoo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in shalay lasoo qabtay ninka lagu tuhmayo in…
