Kooxo Dablay ah oo Bariga Burco ka soo Jeeda oo Deegaan Ka Tirsan Gobolka Togdheer Ku Khaarajiyey Marxuun Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Gobolka Hawd Iyo Xiisad hor leh oo Deegaankaas ka Taagan
Burco 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariiste Axmed Hurre ayaa dablay hubaysani ku dileen deegaanka Godor oo dhinaca bari kaga beegan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Sidaa Warbaahinta u xaqiijiyeen dad ka ag-dhawaa deegaankaasi dilkaasi ka dhacay ayaa Sheegay in Marxuumkani uu ahaa nin reer miyiya Isla markaana ay si badheedha ah u…
