Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda oo Gaadhay Degmada Ceel Afweyn & Su’aalo Kulul oo Laga Waydiiyay Dagaalkii Dhex Maray Beelaha Ceelafweyn Nawaaxigeeda Ku Dagaalamay DAAWO

Ceel afweyn 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Gaadhay Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag si ay u soo afjaraan Shaqaaqo dhex martay Laba ardaa oo Walaalo ah oo Khasaare Nafeed Sababtay. https://www.youtube.com/watch?v=sDFSIbEGgA4

Read More

Boqor Buur-Madoow oo ka hadlay Dagaalka Ceel-afweyn oo Isaga iyo Wasiir lagu eedeeyey DAAWO

Dubai 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-Madoow oo xillligan ku sugan magaalada Dubai ee xarunta dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday Siro la xidhiidha dagaalka dhimashada iyo dhaawaca sababay ee markii labaad toddobaadkii hore labada beelood ku dhex-maray deegaannada Dararweyne iyo Dogoble oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee…

Read More

Wasiir Cukuse oo ka Hadlay Tirada Xoolaha Dalka ka Dhoofay, Inta ay Talaaleen Iftiimiyeyna Ahmiyada Heshiiskii DPW DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo la Hadlay Warbaahinta ayaa Sharaxaad ka Bixiyey Hawlgalka Talaalka Xoolaha oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Wasaaradiisu waday Halka uu Sidoo kalena ka hadlay Faa’iidada Qaranka Somaliland ugu Jirta Heshiiska Maalgalinta Dekeda Berbera.

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh oo wareegto ku saaray habraaca howlaha dowladda,Awaamiir uu Sheegay inaan la Dhaafi Karin Iyo Marxalada Xasaasiga ah ee Somalia Gashay

Muqdisho 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada. Wareegtadan aya khuseysa sidii loo ilaalin lahaa hannaanka iyo geedi socodka doorashooyinka, iyadoo la isku diyaarinayo doorashada xildhibaanada labada aqal iyo doorashada Madaxweynaha. Sida ku xusan Dastuurka KMG ee dalka, Madaxweynuhu…

Read More

Mid Ka Mid ah Xildhibaanadii Barkinta Dheeraystay Markii Golaha Wakiiladdu Ansixinayeen Heshiiska DPW oo Ku Tilmaamay Dhamaystirka Heshiiskaas Sharci Daro DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Taariikhda Marki Kowaad Waxay Bishii Hore Ku Meel Mariyeen Codkii ugu badnaa Heshiiska ay Xukuumadu la Gashay Shirkada DPW kaas oo Markii Golaha Wakiilada la Horgaynayay aan Dhamaystirnayn. Xildhibaan Bashiir Tukaale Wuxuu ka mid ahaa Mudanayaashii aan ka soo Xaadirin Fadhigii lagu ansixinayay Heshiiskaas.

Read More

Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland oo ka hadashay Sababta ay Boqor Raabi ugu diideen inuu soo Guto Waajibaadka Xajka DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay sababta ay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland uga joojisay in uu soo guto waajibaadka Xajka oo dhawaan loo diiday in uu u dhoofo Xaramka. Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Boqorku uu ka…

Read More

Amarkii Dawlada Federaalka ee Qaad Joojinta oo Ka Hirgalay Magaalada Muqdisho,Jahawareerkii Muqayiliinta Iyo Dareenada Xiisaha leh ee Laga Dhex arkayo DAAWO

Muqdisho 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Federaalka Somalia ayaa Go’aan ay soo Saartay Waxay si Ku Meel gaadh ah u Joojisay Dhamaanba Duulimaadyadii Qaadka ka Keeni Jiray Dalka Kenya. Inkasta oo amarka Dawlada Federaalku uu saamaynayay Maamul Goboleedyada ka Jira Dalka Somalia hadana Deegaanada Punt land ayaa Shalay Waxaa Si Caadi ah u Yimid Qaadka Miirooga…

Read More

Madaxtooyada Somaliland oo Faahfaahin ka Bixisay Heshiiska ay la gashey Shirkada Dp World DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxa si rasmi ah qalinka loogu duugay Heshiiskii Casriyeynta iyo Ballaadhinta Dekedda Caalamiga ee Berbera kaasoo u Dhexeeyey Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Jamhuuriyadda Somaliland. Heshiiska dhex maray laba dhinac nuxurkiisu wuxuu ahaa in Shirkadda DP World oo laga leeyahay Dubai (UAE) ay maalgaliso Marsada Caalamiga ah ee Berbera (BPA).

Read More

Damaca Iska soo Hor Jeeda ee Siyaasiyiinta Khaatumo ee Ku Wajahan Wada Hadalka ay la Fureen Somaliland DAAWO

Laascaanood 07.Sep 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta Ku abtirsada Beesha Gobolka Sool ayaa aragtiyo kala duwan ka aaminsan Wada hadal lala Furo Somaliland kaas oo u dhexeeya Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo. Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka beeshaas ayaa aaminsan in Hogaanka Khaatumo uu ka Leexday Sababihii loo doortay. https://www.youtube.com/watch?v=RCeuCzrKE_0

Read More

‘’Xil- Gudasho La’aan Madaxweynahu Iigamuu Qaadin Xilka Wasiirnimo Xuseen Deyr” Afhayeenka Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige ‘’Xuseen Dayr’’ horena u ahaa Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga ayaa Sheegay in Madaxweynuhu aanu Xil gudasho la’aan uga qaadin Xilkii Wasiirnimo. https://www.youtube.com/watch?v=IVSk6cdu51E

Read More

Kooxda Al-Shabaab oo Ka Hadashay Weerar Cirka iyo Dhulka ah oo Lagu Qaaday

Toora-tooroow 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Al-Shabaab, ayaa sheegtay inay Ciidammo Maraykan ahi ku weerareen Fadhiisimmo ay ku leeyihiin deegaanka Toora-toorow oo ka tirsan gobolka Shabeellada hoose ee dalka Soomaaliya. Waxay Al-Shabaab, sheegtay inay dagaalyahannadeedu iska difaaceen weerarka ay Ciidammada Maraykanku ku soo qaadeen saqdii-dhexe ee habeen-hore, kuwaasoo ay sheegtay inay taageerayeen Diyaaradaha dagaalka oo deegaankaas…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Shiine oo Taageeray Dhaqangalka Heshiiska DPW DAAWO

Boorama 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ ayaa sheegay inay Gobol ahaan soo dhawaynayaan Heshiiskii kama danbaysta ahaa ee ay Kala Saxeexdeen Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta. https://www.youtube.com/watch?v=Rr3CKNzh77Y

Read More

Fal Celinta Shacabka Gobolka Togdheer ee Ku Wajahan Heshiiska Maalgelinta Dekeda Berbera DAAWO

Burco 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Labadii Caano Maal ee u danbeeyay Waxay Warbaahinta Somaliland soo Gudbinaysay Dareenka Bulshada ee La Xidhiidha Dhamaystirka Heshiiskii u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada Imaaraadka ee DPW Kaas oo doraad labada dhinac si rasmi ah Qallinka ugu wada Duugeen https://youtu.be/kDP4ejXWynM

Read More