Wasiir lagu amray keenida EREY Farxadda iyo Naxdinta Loo Adeegsado & Jawaabtiisa
Delhi 23. May 2017 (SDN/QJ):- Boqor ka mid ah boqoradii Hindiya ayaa maalin u yeedhay wasiirkiisa, waxaanu ku amray inuu u soo qoro eray xikmad ah oo haddii uu faraxsan yahay ka cadhaysiiya, haddii uu cadhaysan yahay-na ka farxiya. Wasiirki go’aanka boqorku faray, oo waajib ka saaran yahay inuu fuliyo, ayaa muddo markuu maskaxda rogrogay,…
