Guddoomiyaha KULMIYE oo Natiijadii Shirkii Soomaaliya ee London ku Tilmaamay Duullaan Somaliand Lagu soo Qaaday
Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa duullaan lagu soo qaaday Jamhuuriyadda Somaliland ku tilmaamay natiijada shirkii dhawaan Soomaaliya loogu qabtay magaalada London ee carriga Ingiriiska, kaas oo lagu lafo-guray sidii cuno-qabaynta looga qaadi lahaa Soomaaliya. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeediyey xaflad xisbiga…
