Wiilka uu Sodoga u Yahay Madaxweyne Donald Trump oo Cadeeyay La Kulanka Dublamaasiyiin Ruush ah Xiligii Doorashadda Maraykanka & Tuhunadii in Ruushku Taageeray Trump oo Bannaanka Is Keenay
Washington 27. May 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Dalka Mayaraykanka ayaa sheegaysa in ay sirdoonka gudaha dalkaasi ee (FBI) ay su’aalo baadhitaana waydiiyeen Mr.Jaraad Kushnar,oo la taliye sare u ah madaxwaynaha Maraykanka Mr Dolnd Trump, lugtii uu ku lahaa in faragalin Ruushku ku sameeyay doorashadii madaxtinimada dalkaasi. Mr. Kushnar oo Madaxwaynaha dalkaasi Sodog u yahay ayaa sanadkii…
