Odayaal iyo Wax-garad Si Adag u Cambaareeyey Xukunkii Ku Dhacay Siyaasiyiinta WADDANI DAAWO

Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):- Odayaasha iyo wax-garadka ay isku heybta yihiin siyaasi Yoonis Axmed Yoonis oo dhawaana ay Maxkamadda Hargeysa ku xukuntay muddo hal sanno ah, ayaa ay si adag uga cambaareeyeen xadhigiisa, waxaana ay ku sifeeyeen in xadhigaasi uu yahay mid siyaasadeysan oo dano gaar ah laga lahaa. https://www.youtube.com/watch?v=bgf7GtH-1QA

Read More

Warbixin Laga Diyaariyey Sida ay Maanta Yihiin Daarihii Dhaadheeraa Ee Mataanaha Ahaa Ee Ganacsiga Adduunka ee Weerarkii September 11 2001 DAAWO

New York 24. May 2017 (SDN/QJ):- Bishii September Sannadkii 2001-dii Waxay Maraykanka iyo Dunnida inteeda Kaleba Ku Xasuustaan Markii Diyaaradaha Lagu Burburiyey Labadii Daarood ee Mataanaha ahaa ee Ganacsiga adduunka ee Magaaladda New York. Hadaba 16 Sanno kadib Waa Sidee Muuqaalka Guud ee Goobihii ay ka dhisnaayeen Labadaasi Daarood. https://www.youtube.com/watch?v=CINATpmlh7k

Read More

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Markii ugu Horeysay ka Hadashay sheekh Duleedka Hargaysa Kumanaan qof ku Dabiibaya DAAWO

Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay aad looga dareemayaa Caasimadda Hargaysa gaar ahaan Xaafada Masalaha Saxmad badan oo ka dhalatay Kadib Markii Goob uu Dayr ku wareegsan yahay uu Sheekh reer Boosaaso ah ka Furay Xarun dadka Lagaga Dabiibo Jinka,Sixirka iyo Isha ,iyadoo dadweyne aad u tiro badani ay isaga…

Read More

Xarunta Xuquul-Insaanka Oo Cambaaraysay Xadhiga Laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):-  Taariikhdu Markay ahayd 21 May 2017 waxa Maxkamadda Gobolka Hargeysa ay sanad ku xukuntay Yoonis Axmed Yoonis oo ah Xoghayaha Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee Xisbiga Waddani. Waxa maxkamaddu sheegtay inay ku heshay inuu dadka ku kiciyay inay sharciga ka horyimaadeen mar uu ka hadlay shir jaraa’id oo la qabtay 11…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dad Habeen Hore Ku Dhintay Roobkii Ka Da’ay Gobolka Togdheer Farriina U Diray Shacabka Somaliland

Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Roob dabaylo iyo calaydh xoogan watay oo habeen hore ka da’ay magaalada Burco iyo deegaano hoos yimaada isla markaana sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Tirada dadka khasaaraha roobkaasi gaystay ku dhintay ayaa waxa lagu sheegay inay yihiin Afar qof,kuwaas oo qaarkood uu kusoo dumay…

Read More

Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho Oo Lagu Soo Kordhiyey Qalab Fududeynaya Inuu Habeenkii Shaqeeyo

Muqdisho 24. May 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Favori ee maamusha garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ku wareejisay dowlada Somalia qalab suuragelinaya in garoonku uu habeenkii shaqeeyo. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad ayaa sheegay in qalabkan ay soo iibsatay dowlada Somalia ayna ujeedada laga leeyahay tahay in habeenkii garoonku shaqo…

Read More

Dood Ku Aaddan Wada Shaqeynta Warbaahinta iyo Hey’adaha Amniga Somalia Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Muqdisho 24. May 2017 (SDN/QJ):- Dood Cimiyeed ku aaddan sida ay u wada shaqeyn karaan hey’adaha ammaanka iyo warbaahinta Soomaaliyeed oo ay ka qeyb-galeen wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiil ka kala socotay hey’adaha Xafiiska Midowga Yurub, hey’adda ALBANY iyo Machadka cilmi-baarista Soomaaliyeed ee ku adkeysiga dhibaatooynka, SDRI. ka hor dood cilmiyeedka ayaa lagu soo…

Read More

Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo Fooda Inagu Soo Haysa & Qaar Ka mid ah Faa’iidooyinka Xabxabka amase Qaraha

Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo ay soo dhowaatay bisha barakaysan ee ramadaanta oo ah xiliga sida aadka ah loo isticmaalo midhaha Xabxabka ayaa waxa aynu Barnaamijkeenan ku soo bandhigaynaa qaar ka mid ah faa’iidooyinka ay leedahay cunitaanka xabxabku, sida ay inoo caddaynayaan culimada caafimaadka oo uu warbixintan hoose ka diyaariyey Telefishinka caalamiga ah ee…

Read More

Muxuu Trump Ka Yidhi Kabaha Madaxweynaha Masar,Muxuuse Donald Trump ku Macneeyey Hubka ay Qadar Maraykanka Ka Iibsanayso?

Riyadh 24. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka maraykanka Donald Trump oo intii uu joogay Boqortooyada Sucuudiga la kulmay Madax kala duwan oo carbeed ayaa si gaar ah waxa uu faallo uga bixiyey kabaha uu gashanaa Madaxweynaha Masar Cabdifataax Siisii. Wargayska The Daily mail ee Dalka britain ayaa bogiisa hore ku daabacay warbixin uu ka sameeyey…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo u Balanqaaday Raysal Wasaaraha Yuhuuda in aanay Suurto galayn in Iran Samaysato Hubka Nukliyeerka,Muxuuse Ku Yidhi Falastiiniyiinta?

Tel Aviv  24. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa u sheegay Raysalwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, in Iiraan aanay weligeed gacanta ku dhigi doonin Hubka wax gumaada ee Nukliyeerka Madaxweyne Trump oo booqasho lugtii labaad ku jooga Israa’iil isaga oo ka soo kicitimay dalka Sucuudi Arabiya, ayaa dawlada Israa’iil ugu qalbig qaboojiyey in Maraykanku aanu…

Read More

Ciidanka Israa’iil ayaa 11 Toogasho ku Dhaawacay Bariga Qudus Kadib Mudaharaad dhacay

Gaza  24. May 2017 (SDN/QJ):- Toogashadan ayaa timid ka dib markii ay isku dhaceen Falastiiniyiin mudaharaadaysay iyo booliska Israa’iil, Falastiiniyiintan ayaa ka mudaharaadayey Falastiiniyiin cunto joojin ku sameeyey jeelasha Israa’iil, iyada oo cunto joojintu gashay maalintii 36-naad. Boqolaal falastiiniyiin ah ayaa xidhay waddooyinka daanta galbeed, waxa kale oo albaabada loo laabay meheradii ganacsiga iyo dugsiyada,…

Read More

Garoomada Diyaaradaha ee Waddamada Usteraliya Iyo New Zealand oo Hakad Galay Kadib Markii ay Ciladoobeen Qalabka Lagu Baadho Baasaboorada

New Zealand 24. May 2017 (SDN/QJ):- Garoomada Dayuuradaha Dalalka Ustaraliya iyo New Zealand ayaa Mashquul weyn galay ka dib markii ay cilladi gashay qalabka lagu baadho Basaaboorada  iyo diiwaan gelinta macluumaadka  Rakaabka. Shaqaalaha Garoomada dalalkaasi waxa Culays weyn ku keenay inay gacanta ku diiwaan geliyaan Rakaabka dhoofayaasha ah taasi oo keentay in waqti dheer ay…

Read More

Ciidamo Sheegta Kuwa Qaranka Liibiya oo Duqayn dhinaca Cirka ah Ku Qaaday Ciidamadda Taabasan Dawlada Caalamku aqoonsan yahay

Tripoli  24. May 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaaya dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada sheegta inay yihin kuwa qaranka oo tageera maamulka fadhigiisu yahay magaalada bariga ku taalla ee Tobruk ay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen ciidamada taabacsan dowladda caalamku aqoonsanyahay ee fadhigeedu yahay magaalada Tripoli. Toddobo weerar oo dhanka cirka ah ayaa lagu…

Read More

Shan Iyo Toban Ruux oo Ku Geeriyooday Iyo Tobaneeyo Ku dhaawacmay Duqaymo Xulufada Maraykanku ka Fuliyeen Deegaamo ku Yaal Dalka Suuriya

Raqada  24. May 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan shan iyo toban qof ayaa ku dhintey tobanaan qof oo kalena wey ku dhaawacmeen Duqayn dhinaca cirka ah oo Dayuuradaha xulafada mareykanku hogaaminiyo ee ka howlgala dalka Suuriya ay la beegsadeen tuulada kadiraan ee ku taala mandaqada  Raqada galbeed. Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in tuulada al-mansuura…

Read More