AKhriso: Wararkii Ugu Waaweynaa Ee Ay Idaacada BBC Somali Tebisay lixdankii Sano ee ay jirtey!!
London 15. July 2017 (SDN/QJ):- Laanta af-Soomaaliga ee BBC-du waxa ay shaqadeeda bilawday 18-kii July, 1957-kii, waxaana lagu bilaabay in ay hadasho toddobaadkiiba laba jeer oo min 15 daqiiqo ah, hase ahaatee, si isdabajoog ah ayaa marba loo kordhinayey muddada idaacadda. Markii ugu horreysay, subaxnimada waxa la sii deyn jirey wararka caalamka, gelinka dambena waxa la…
