Madaxweyne Siilaanyo Oo Loogu Baaqey In Uu Is Casilo, Xili uu Xaalad Caafimaad Mudo Ku Joogay Dalka Isu taga Imaaraadka lana filayo inuu Maanta soo Gaadho Caasimada
Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Mohamed Xaashi Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland oo wareysi siiyey mid kamid ah TV-yadda Soomaalida ayaa ka Hadley sicir bararka xoogan ee ka jira guud aahaan Somaliland. Mr Xaashi ayaa sheegey in xukuumadda Siilaanyo ay ku fashilantey xasilinta arimaha sicir bararka oo maalinba maalinta ka danbeysa sii kordheysa. “…
