Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid oo Kormeer la Xidhiidha Wacyigelinta Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ku Maray Deegaano ka Tirsan Gobolka Maroodi Jeex SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga UCID Maxamed Aadan Axmed, Isla markaana ay wehelinayeen Qaar ka mid ah Xog-hayayaasha . Xisbiga oo kala ahaa Xog-hayaha Warfaafinta UCID Yuusuf Kayse C.laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C/qaani Salaf Iyo Xoghayayaal Kale, Qaar ka mid ah Garabka Haweenka Ee…
